20/08/2026
Ku adeego kaadhkaaga, kuna guuleyso abaalmarinno.
Ku adeego Premier Mastercard marka aad wax ka iibsaneyso dalka dibaddiisa ama online-ka. Ku bixi ugu yaraan USD 60 si aad u hesho fursad aad ku guuleysato abaalmarinno qiimo leh. USD 30 kasta oo dheeraad ah oo aad ku bixisona waxay kordhinaysaa fursaddaada guuleysiga.