elav capital investment

elav capital investment shirkada elav capital waxey utagantahay tagerida dhaqaale iyo haqabtirka saboolnimo ee dhalinta

24/04/2026

Fursadaha caalamiga ah ee maalgashiga waa hal jaanis oo ubaahan ufiirsasho qoto dheer leh
Kusoo biir Elav capital investment si aadan uga shaleynin waqtigaaga

23/04/2026

Macamil ma is weydiisey sababaha lagu kala garto shirkadaha saxda ah iyo kuwa jiifoo jaq wax ku cuno

Hadaba waxaa kuu sharaxaayo Nasra oo ufadhiso alaf capital investment qeybta suuq geenta

Waa maxey Inflation (Sicir-barar)?Inflation waa marka qiimaha alaabta iyo adeegyada uu kordho, halka qiimaha lacagta uu ...
21/04/2026

Waa maxey Inflation (Sicir-barar)?

Inflation waa marka qiimaha alaabta iyo adeegyada uu kordho, halka qiimaha lacagta uu hoos u dhaco.

Tusaale ahaan:Haddii maanta $1 aad ku iibsan karto wax, balse berri aadan ku helin isla qiimahaas — waa inflation.

📈 Saameynta:• Nolosha way qaali noqotaa• Lacagta qiimaheeda wuu yaraadaa• Dadka dakhligoodu hooseeyo way dhibtoodaan

📊 Fahamka inflation wuxuu kaa caawinayaa inaad si fiican u maamusho lacagtaada.

Address

Maka-al Mukarama
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when elav capital investment posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share