Circular Economy Innovations

Circular Economy Innovations Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Circular Economy Innovations, Financial Consultant, Khalifa Tower, KM5, Wadajir, Mogadishu.

26/02/2026

Ogeysiis dhamaan traders ka jooga Somalia, gaar ahaan Muqdisho waxaa la ogeysiinayaa in ay nagala soo qeyb galaan events ka sabtida ka kadhici doono Hall ka Summer ka soo jeedka hayat super market zoobe. Hadaba saad ugu qeyb gasho event gaan taabo link gaan kadibna buuxi form ka mahadsanidiin. Linkigaa comentka koowaad baa ka hele

06/01/2026

Ku soo dhawaada circular economy innovations waxaa inoo bilaabmay courses ka kala duwan ee suuqa online trading fadlan aqoontada kor u qaad oo ka faaiidayso oo noqo qof isku filan 2026 ka.

https://forms.gle/WYNkfXLw2FRfyrcj8

CLASS cusub ee bilaabanaya 2026, iska diiwaan geli halkan.
13/12/2025

CLASS cusub ee bilaabanaya 2026, iska diiwaan geli halkan.

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dhalinta soomaaliyeed ee daneyneyso barashada suuqa sarifka lacagaha qalaad, in academy yada CEI idiin bilaabeysaa classes cusub, hadaba saad ugu faaideysato iskaa diwaan geleey formka. Waa lula soo xariir. Haddii aad degdegsantahay nagala soo xariir : +252771000066 Wh...

HFM waxay qabaneysaa simenar, trader kasta wuu kasoo qeyb galikara haduu muqdisho joogo events ama siminar kaan, saad ug...
10/12/2025

HFM waxay qabaneysaa simenar, trader kasta wuu kasoo qeyb galikara haduu muqdisho joogo events ama siminar kaan, saad uga qeyb gasho iska diiban geli link ga qeybta bio ga kuu dhignay iyo comment 1aad link ga

23/08/2025

Sida Shirkad Broker Affiliate looga noqdo gaar ahaan shirkadda broker ee ugu fcn HFM taas oo aan kugula talineyno inaa iska diiwaan galise
Qeybt 2aad

23/08/2025

Baro sida Shirkad Broker Affiliate looga noqdo anagoo ku tuseyna habka la isku diiwaan galiyo iyo shirkadda broker ee ugu fcn taasoo aan kugula talineyno inaa iska diiwaan galise
Qeybt 1aad

19/08/2025

Halkan Waa Circular Economy Innovations Hoyga Forex-ka Somalia
Waxan kaa dhigi doonnaa qof isku filan aqoon ahaan iyo dhaqaala ahaanba

•"Catching pips like a pro! Ready for the next breakout?     "
13/08/2025

•"Catching pips like a pro! Ready for the next breakout? "

"Turn market moves into money moves.  WhatsApp 771000066
05/08/2025

"Turn market moves into money moves.
WhatsApp 771000066

02/08/2025

Falanqeentii fusrsadii ay bixisay EURUSD asbuucii lasoo dhaafay qeybteedi labaad

Address

Khalifa Tower, KM5, Wadajir
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Circular Economy Innovations posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share