Kaafi Pay

Kaafi Pay Kaafi Pay is a powerful customer billing and cash management platform.

Ma rabtaa in aad si fudud u maamusho dhaqaalahaaga gaarka ah iyo kan ganacsigaaga?KaafiPay waa xal casri ah oo kuu sahla...
19/02/2026

Ma rabtaa in aad si fudud u maamusho dhaqaalahaaga gaarka ah iyo kan ganacsigaaga?
KaafiPay waa xal casri ah oo kuu sahlaya in aad si nidaamsan ula socoto dhaqdhaqaaqa lacagtaada adigoo isticmaalaya hal App oo fudud.

✅ La soco kharashaadkaaga gaarka ah
✅ Ku maamul wax kala iibsiga ganacsigaaga
✅ Dir SMS & WhatsApp ogeysiisyo si toos ah
✅ Hel warbixino maaliyadeed oo dhamaystiran mar kasta

KaafiPay wuxuu kaa caawinayaa in aad hesho hufnaan, xakameyn, iyo xog cad oo aad ku gaarto go’aanno sax ah.

Kala soo deg hadda Google Play Store oo bilow maamul dhaqaale oo ka fudud sidii h**e.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir: 612929278

18/02/2026

🌙✨ Ramadaan Kariim 1447H – 2026 ✨🌙

١ رمضان ١٤٤٧هـ الموافق ١٨ فبراير ٢٠٢٦م

Team Kaafiye Technology Center - KTC oo idin leh Ramadan Karim

Ma rabtaa in aad Daymahaaga si fudud oo casri ah ku maamusho? KaafiPay waa xalkaagaBUGAGA DIGITALKA AH ee KaafiPay wuxuu...
27/10/2025

Ma rabtaa in aad Daymahaaga si fudud oo casri ah ku maamusho? KaafiPay waa xalkaaga

BUGAGA DIGITALKA AH ee KaafiPay wuxuu kuu fududeeyaa inaad si hufan u maamusho daymaha aad macaamiisha ku leedahay iyo kuwa lagugu leeyahay.

Faaiidooyinkaaga ugu muhiimsan:

1. Diwaangalinta Macaamiisha
2. Farriimo Degdeg ah
3. Xasuusin Waqtiga Bixinta

Ha sugin! Ku biir kaafipay Si aad daymahaaga u maamusho sida ugu casrisan!

📲 Halkan ayaad kala degi kartaa: https://play.google.com/store/apps/details?id=so.kaafipay
🌐 Booqo: kaafipay.so

Weli ma soo dagsatay KaafiPay? 🤔Si fudud u maamul daymaha macaamiisha & ganacsigaaga!✅ Daymo maareyn fudud✅ Xasuusin SMS...
27/09/2025

Weli ma soo dagsatay KaafiPay? 🤔
Si fudud u maamul daymaha macaamiisha & ganacsigaaga!

✅ Daymo maareyn fudud
✅ Xasuusin SMS & WhatsApp
✅ Xog ammaan ah, had iyo jeer la heli karo

📲 Halkan ayaad kala degi kartaa: https://play.google.com/store/apps/details?id=so.kaafipay

🌐 Booqo: kaafipay.so

KaafiPay wuxuu kuu sahlayaa inaad maamusho deymaha macaamiishaada iyo kuwa ganacsigaaga si fudud. Adeeggaan waxa ku isti...
21/09/2025

KaafiPay wuxuu kuu sahlayaa inaad maamusho deymaha macaamiishaada iyo kuwa ganacsigaaga si fudud. Adeeggaan waxa ku isticmaali kartaa mobile iyo web, taasoo kuu sahlaysa inaad hawshaada gacanta ku hayso goor kasta iyo meel kasta.
Maanta soo degso KaafiPay oo ka faa’iidayso.
📞 Wixii faahfaahin ah la xiriir: 0612929278
📲 Soo Degso App-ka: https://play.google.com/store/apps/details?id=so.kaafipay
🌐 Booqo Website-ka: kaafipay.so

Ku maamul deymahaaga iyo lacagahaaga si fudud oo hufan meel kasta oo aad joogto, adigoo adeegsanaya KaafiPay!KaafiPay wu...
10/09/2025

Ku maamul deymahaaga iyo lacagahaaga si fudud oo hufan meel kasta oo aad joogto, adigoo adeegsanaya KaafiPay!

Ma ku dhib qabtaa maareynta deymaha macaamiishaada iyo kuwa ganacsigaaga? Ha welwelin, KaafiPay ayaa kaa caawin doona in...
06/09/2025

Ma ku dhib qabtaa maareynta deymaha macaamiishaada iyo kuwa ganacsigaaga? Ha welwelin, KaafiPay ayaa kaa caawin doona inaad si fudud oo sahlan u maamusho.

Maanta soo degso oo bilow.

📞 Wixii faahfaahin ah la xiriir: 0612929278
📲 Soo Degso App-ka: https://play.google.com/store/apps/details?id=so.kaafipay
🌐 Booqo Website-ka: kaafipay.so

02/09/2025

🎉 Celebrating 11 Years of Innovation 2015 → 2025
Kaafiye Technology Center (KTC) ayaa muddo 11 sano ah hormuud ka ahaa bixinta IT Systems casri ah iyo tababbarro kobciya aqoonta ardayda IT-ga ee dalka. KaafiPay waa mid ka mid ah systems-kaas casriga ah ee KTC hormarisay.

Waxaan ku faraxsanahay inaan u dabaaldegno guulahan, waxana u mahadcelineynaa:

• Dhammaan xubnaha KTC ee ka shaqeeyay horumarinta iyo hal-abuurka
• Madaxda, martida, iyo taageerayaasha nala joogay
• Bulshada iyo ardayda ka faa’iideystay barnaamijyada iyo adeegyada

Hambalyo KTC family 🎉

Ma ilowdaa balamaha deymaha? Mararka qaar macaamiishu maku dhahaan "Hadda lacagtii ma hayno oo isticmaalayaan". Haddaba ...
02/09/2025

Ma ilowdaa balamaha deymaha? Mararka qaar macaamiishu maku dhahaan "Hadda lacagtii ma hayno oo isticmaalayaan". Haddaba KaafiPay ayaa kaa caawinaya! Wuxuu kuu soo diraa xusuusin, isagoo ku tusaya liiska macaamiisha balanta qabsatay iyo deyntooda, si aadan u ilawin una wici karto.

Maanta soo degso KaafiPay oo ka faa’iidayso.

📞 Wixii faahfaahin ah la xiriir: 0612929278
📲 Soo Degso App-ka: https://play.google.com/store/apps/details?id=so.kaafipay
🌐 Booqo Website-ka: kaafipay.so

Ku maamul deymahaaga iyo lacagahaaga si fudud oo hufan meel kasta oo aad joogto, adigoo adeegsanaya KaafiPay!KaafiPay wu...
27/08/2025

Ku maamul deymahaaga iyo lacagahaaga si fudud oo hufan meel kasta oo aad joogto, adigoo adeegsanaya KaafiPay!

KaafiPay wuxuu kuu sahlayaa inaad maamusho deymaha macaamiishaada iyo kuwa ganacsigaaga si fudud. Adeeggaan waxa ku isticmaali kartaa mobile iyo web, taasoo kuu sahlaysa inaad hawshaada gacanta ku hayso goor kasta iyo meel kasta.

Maanta soo degso KaafiPay oo ka faa’iidayso.

📞 Wixii faahfaahin ah la xiriir: 0612929278
📲 Soo Degso App-ka: https://play.google.com/store/apps/details?id=so.kaafipay
🌐 Booqo Website-ka: kaafipay.so

Address

Howl-Wadaag Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Pay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share