Fahad Financial

Fahad Financial weclcom to FF page.

24/06/2026

Beeni raad ma leh

Sreal waxaa la ku qabsay in ay fujiso cctv ku xernaa gudaha wadaanka  si aynan u gudbin awooda kantaaladda iran ee wax u...
09/03/2026

Sreal waxaa la ku qabsay in ay fujiso cctv ku xernaa gudaha wadaanka si aynan u gudbin awooda kantaaladda iran ee wax u geesanayaa wadankooda ilaa yahuud jabkeeda way qarsataa. Iran guul guul guul . i wish iran success.

30/08/2025

Hogaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Awcali (firdhiye)......30/8/2025....hplyo..

Si toos ah: PKK waxay dhigaysaa hubkeedii. PKK is putting down its weapons.
11/07/2025

Si toos ah: PKK waxay dhigaysaa hubkeedii.
PKK is putting down its weapons.

26/06/2025

Ciidamada Badda Boqortooyada ayaa la socday maraakiibta dagaalka ee Ruushka oo ku sugan biyaha Ingiriiska.

Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka:Waqooyiga Kuuriya ayaa la filayaa inay u dirto kumanaan shaqaale dhisme milatari ah iyo mi...
26/06/2025

Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka:
Waqooyiga Kuuriya ayaa la filayaa inay u dirto kumanaan shaqaale dhisme milatari ah iyo miino-baarayaal gobolka Kursk ee Ruushka bisha Luulyo ama Agoosto, sida uu Khamiistii sheegay hay’adda sirdoonka Koonfurta Kuuriya oo warbixin siisay xildhibaanada

Hoggaamiyaha dalka north korea  Kim Jong Un ayaa si weyn u furay aagga dalxiiska ee xeebta Wonsan Kalma isagoo muujiyay ...
26/06/2025

Hoggaamiyaha dalka north korea Kim Jong Un ayaa si weyn u furay aagga dalxiiska ee xeebta Wonsan Kalma isagoo muujiyay "qancitaan weyn," sida ay soo warisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee Kuuriya ee Korean Central News Agency (KCNA).
Kim ayaa goobta booqday wuxuuna sheegay in dhismaha goobtan loo arki doono "mid ka mid ah guulaha ugu waaweyn sanadkan" wuxuuna ugu yeeray "tallaabadii koowaad ee sharaf leh" ee lagu gaarayo siyaasadda dowladda ee horumarinta dalxiiska.

Shacabka iraaniintu oo isku gu soo baxay  magalada tahran ayaa u dabaaldagayo guusha ay ka gaareyn isra iniitu.
25/06/2025

Shacabka iraaniintu oo isku gu soo baxay magalada tahran ayaa u dabaaldagayo guusha ay ka gaareyn isra iniitu.

24/06/2025

Welcome to fahad financial

Wadamada carabta hawada hala noo  xero ayee mareysaa ku waasi oo ka mid yihiin ciraq. Iyo ku wala kale.
23/06/2025

Wadamada carabta hawada hala noo xero ayee mareysaa ku waasi oo ka mid yihiin ciraq. Iyo ku wala kale.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fahad Financial posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share