Shakir General Trading

Shakir General Trading Shakir General Trading is the sole agent and distributer of well-known brands from around the world.

its diverse product offering, affordable pricing, on-time deliveries, and high-quality items.

𝐂𝐒𝐒𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧Waxaan farxada ciidda la wadaagaynaa dhammaan  shaqaalaha shirkadda, qoysas kooda, macaamiisheenna iyo guu...
26/05/2026

𝐂𝐒𝐒𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧

Waxaan farxada ciidda la wadaagaynaa dhammaan shaqaalaha shirkadda, qoysas kooda, macaamiisheenna iyo guud ahaan ummada muslimiinta ah.


Maalinta Carafo waa maalin ku weyn islaamka, waana maalinta dad gu badan uu Allah (SWT) naarta ka xoreeyo.Soonka Maalint...
25/05/2026

Maalinta Carafo waa maalin ku weyn islaamka, waana maalinta dad gu badan uu Allah (SWT) naarta ka xoreeyo.

Soonka Maalinta Carafo oo bari ku beegan, qofka aan xajin, Alle (SWT) wuxuu ugu dhaafayaa dembiyada laba sano; kii tagay iyo midka soo socda.


23/05/2026

Maxaad ka taqaanaa taayarada Chengshan?

Waa Taayaro loogu talagalay gawaarida xamuulka ah si gaarka gawaarida xamuulka fudud iyo kuwa xamuulka dhexe, waana taayaro awood u leh qaadista culeys badan iyadoo loo isticmaali karo wadooyinka rafka ah.

Kasoo dalbo: 323


Jimco wanaagsan
22/05/2026

Jimco wanaagsan


Sida kooxda Arsenal, ugu guuleysatay koobka kooxaha Ingiriiska, ayay taayarada WESTLAKE ee aan idiin keeno ugu guuleyste...
20/05/2026

Sida kooxda Arsenal, ugu guuleysatay koobka kooxaha Ingiriiska, ayay taayarada WESTLAKE ee aan idiin keeno ugu guuleysteen inuu ku qanco qof kasta oo iibsaday.



Olyada ALPET waxaan kaaga haynaa:- 1 Liter- 2 Liter - iyo FoostoKasoo Dalbo Jumlo iyo Tafaariikh 323
17/05/2026

Olyada ALPET waxaan kaaga haynaa:
- 1 Liter
- 2 Liter
- iyo Foosto

Kasoo Dalbo Jumlo iyo Tafaariikh 323


Jimco wanaagsan
15/05/2026

Jimco wanaagsan

Olyada Alpet waa daryeelaha, awood siiyaha iyo olyada ugu haboon Matoorka gaarigaaga.Kasoo Dalbo Jumlo iyo Tafaariikh 32...
14/05/2026

Olyada Alpet waa daryeelaha, awood siiyaha iyo olyada ugu haboon Matoorka gaarigaaga.

Kasoo Dalbo Jumlo iyo Tafaariikh 323


Jimco jeer suuban
08/05/2026

Jimco jeer suuban


π‡πšπ›πš 𝐊𝐚 π’π‘πšπ€π’π§ in Taayarada π€π„πŽπ‹π”π’ π€π†π‚πŸŽπŸ–  oo ah kuwo loogu tala galay gawaarida waaweyn ee yihiin taayaro leh 𝐭𝐚𝐲𝐨 𝐒𝐲𝐨 𝐚...
06/05/2026

π‡πšπ›πš 𝐊𝐚 π’π‘πšπ€π’π§ in Taayarada π€π„πŽπ‹π”π’ π€π†π‚πŸŽπŸ– oo ah kuwo loogu tala galay gawaarida waaweyn ee yihiin taayaro leh 𝐭𝐚𝐲𝐨 𝐒𝐲𝐨 𝐚𝐝𝐀𝐚𝐲𝐬𝐒.

Kasoo dalbo:
πŸ“ž 323
πŸ“² +252 619 277773
πŸ“ ama soo booqo xarumaheenna


π–πšπ«π πžπ₯𝐒𝐧Waxaan guud ahaan macaamiisheenna gaar ahaan kuwa danaynayay taayirada π–πžπ¬π­π₯𝐚𝐀𝐞 ku war gelinaynaa in aan dib u s...
03/05/2026

π–πšπ«π πžπ₯𝐒𝐧

Waxaan guud ahaan macaamiisheenna gaar ahaan kuwa danaynayay taayirada π–πžπ¬π­π₯𝐚𝐀𝐞 ku war gelinaynaa in aan dib u soo celinay taayaradii naga go’naa ee kale ahaa Westlake LT235/75R15SL369, Westlake LT235/75R15SL366 iyo Westlake LT265/75R16SL366.

Kasoo dalbo:
πŸ“ž 323
πŸ“² +252 619 277773
πŸ“ ama soo booqo xarumaheenna


Address

2nd Street, Bakaro
Mogadishu
323

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+25261-1111150

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shakir General Trading posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shakir General Trading:

Share