26/07/2023
π’πππ«πππ² ππ’ππ«π¨π¨π₯π¨ππ§ Waa muβassasad taakulaysa π ππππ‘ππ‘π soomaaliyeed ee dhigta jaamacadaha,gaar ahaan kuwa kayimaada goballada dalka. π©βπππ
Waxaa ay Muβassasadu Ka caawinaysaa gabdhaha:
1.Waxa ay Gabdhaha siinaysaa πππ²π¦ππ§ πππ«-πππ« oo laxiriiri Waxbarashada Sida:- π€π°
πΈ.agabka waxbarashada.
πΉ.Fee ga degdega ah ( xilliyada imtixaanada lagalayo oo ay dhici karto in ardayga imtixaankii laga reebo waalidkiina markaas dhaqaale ahaan uusan isku aadaneen balse uu ubaahan yahay in maalmo illaa iyo bil lagasii baxsho)
β.Gaari raaca.
2.Waxaa ay uraadinaysaa π¦π’π§π±π¨π¨π²π’π§ ππ’π₯πππ¬π‘ ah gabdhaha dhaqaale ahaan aan awoodin sii wadista waxbarashada sare.
3. Waxaa ay ππ¨π¨π² siin doontaa gabdhaha kayimaada goballada ee aan heysan reer ay lanoolaadaan.ππ
πππ«πππ² ππ’ππ«π¨π₯π¨ππ§ Waxaa si buuxda loo daah-furi doona dhawaan, waxaa Shaqada Si hor-udhac ah uga Socotaa Muβassasada Xafiiskeeda oo ku yaalaa Muqdsho Isgoyska πππ₯πππ±, ama kasoo horjeedka πππ²ππ πππ«π€ππ.
Kala Xiriir Muβassasada Lanbaradaan:
π Call: +252 612146655
π¬ WhatsApp: https://wa.me/252612146655