Eng Jaaamac Baraale

Eng Jaaamac Baraale TELLER BANK

07/08/2025

Guusha adiga ayee kuxirantahay

Inaa lilaahi wa inaa illeyhi raajicuun  إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونWaxaan ka tacsiyadenayaa geerida ku tim...
19/07/2024

Inaa lilaahi wa inaa illeyhi raajicuun إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون

Waxaan ka tacsiyadenayaa geerida ku timid allah unaxariistee, Caalimkii Weynaa
Madxigii Umada ( Sheikh Cismaan sheikh Cumar sheikh daa.uud Culusow (Sheikh Cisman xidig )walaalayaal usoo duceeya sheikh allah uu naxriisto.🤲

Allha Unaxariisto Prof Maxamed Sheikh Cusman Jawaar. 🤲🏽Siyaasi aan ka jeclaa majirin prof-ka Dalkaan Abaal badan ayuu ug...
28/06/2024

Allha Unaxariisto Prof Maxamed Sheikh Cusman Jawaar. 🤲🏽

Siyaasi aan ka jeclaa majirin prof-ka Dalkaan Abaal badan ayuu ugalay Taarikhda ayaa xusi doonta. 🙏🏽

Habeen wanagsanMajiro nin guul gaari karo iyadoon guushaas qof dumar ahi ka dambeyn, hooyo ama xaas. Hadii uu labaduba h...
10/06/2024

Habeen wanagsan
Majiro nin guul gaari karo iyadoon guushaas qof dumar ahi ka dambeyn, hooyo ama xaas. Hadii uu labaduba heysto waa qof labo mar nimceystey

Waxaan u hambleynayaa Taliye Said Ali Mohamud said baryare oo loo magacabay taliyaha taraafikada gobalka banadir waxaan ...
02/06/2024

Waxaan u hambleynayaa Taliye Said Ali Mohamud said baryare oo loo magacabay taliyaha taraafikada gobalka banadir waxaan leyahy masuuliyada lagu igmaday alle haku fududeyo.

manta ayaa ciidownaa ciiid wanagsan dhaman imaday somaliyeed
11/04/2024

manta ayaa ciidownaa ciiid wanagsan dhaman imaday somaliyeed

Ciiid wanagsan anaga barito waaan eid wanagsan
10/04/2024

Ciiid wanagsan anaga barito waaan eid wanagsan

Alle kasa kow dalka iyo dadka ninkaan ayaa umaqan qeylo quutayaal warkooda iskadaaya  dastuuurka waa la ansixinaaa cadow...
29/03/2024

Alle kasa kow dalka iyo dadka ninkaan ayaa umaqan qeylo quutayaal warkooda iskadaaya dastuuurka waa la ansixinaaa cadowga allaha kaaqabto dalxureeye

24/11/2022

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Jaaamac Baraale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category