Asal Express

Asal Express Fast, Safe & Convenient Money
Transfer Services, based in Mogadishu Somalia

Ciid wanaagsan! Farxad iyo Caafimaad ku ciida.
26/05/2026

Ciid wanaagsan! Farxad iyo Caafimaad ku ciida.

Kushubo Asalpay oo hadda soo dalbo Laptop, Mobile, TV, Qasaalad,
29/04/2026

Kushubo Asalpay oo hadda soo dalbo Laptop, Mobile, TV, Qasaalad,

04/04/2026

Her business started small… today it’s growing every day.
With ASAL Microfinance, she got the support she needed to move forward. 💼✨

Sawiro kulanka afur sanadeedka shaqaalaha asal microfinanace iyo asal express
07/03/2026

Sawiro kulanka afur sanadeedka shaqaalaha asal microfinanace iyo asal express

Asal Microfinance ayaa gaarsiisay gurmad raashin ilaa 20 oo ka mid ah qoysaska danta yar ee ku nool magaalada Muqdisho, ...
02/03/2026

Asal Microfinance ayaa gaarsiisay gurmad raashin ilaa 20 oo ka mid ah qoysaska danta yar ee ku nool magaalada Muqdisho, si ay ugu afuraan bisha barakeysan ee Ramadaan.
Wadajir ayaan ku dhisi karnaa bulsho is caawisa oo is-garab istaagta.

Qoyskaab waa adeeg u gaar ah Asal Microfinance kaasoo kaa caawinaya inaad hesho biilka qoyskaaga.
25/02/2026

Qoyskaab waa adeeg u gaar ah Asal Microfinance kaasoo kaa caawinaya inaad hesho biilka qoyskaaga.

Sending money to Syria 🇸🇾 just got easier.Asal Express, official Western Union partner, has you covered.Fast. Secure. Tr...
25/02/2026

Sending money to Syria 🇸🇾 just got easier.
Asal Express, official Western Union partner, has you covered.

Fast. Secure. Trusted.
📞 2659

Ramadaan Kariim! 🌙 Ilaahay ha inaga dhigo kuwii laga aqbalo soonka iyo cibaadada, dambigoodana la dhaafo. Aamiin.
17/02/2026

Ramadaan Kariim! 🌙 Ilaahay ha inaga dhigo kuwii laga aqbalo soonka iyo cibaadada, dambigoodana la dhaafo. Aamiin.

The official way to send money to your loved ones around the world. Safe, fast, and right at their fingertips. 🌍✨Whether...
29/01/2026

The official way to send money to your loved ones around the world. Safe, fast, and right at their fingertips. 🌍✨

Whether you are supporting family or managing business.📍 Visit the nearest Asal Express office. or 📲 Chat with us on WhatsApp: 61 0273436

MAKU DHIBAN TAHAY LACAG DIRIDAHadda waxaad si fudud ugu diri kartaa lacag 197 wadan ee caalamka  adigoo adeegsanaya Asal...
20/10/2025

MAKU DHIBAN TAHAY LACAG DIRIDA

Hadda waxaad si fudud ugu diri kartaa lacag 197 wadan ee caalamka adigoo adeegsanaya Asal Express kana dhex diraya western union

•⁠ ⁠Lacag dirid degdeg ah
•⁠ ⁠Meel walba oo dunida daafaheeda ka mid ah.
•⁠ ⁠Adeeg la isku halayn karo.

Maanta booqo laamaha Asal Express si aad ugu dirto lacagahaaga si ammaan ah oo sahlan.

Asal Express
Western Union

Address

Bakaro, KM4, And Airport
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal Express posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Asal Express:

Shortcuts

Share