Tijaaro MicroFinance

Tijaaro MicroFinance Tijaaro Microfinance provides access to finance to women & youth to meet their basic financing

Ma leedahay riyo ganacsi? Ma u baahan tahay maalgelin waafaqsan Shareecada Islaamka?Tijaaro Microfinance ayaa dhawaan si...
03/08/2026

Ma leedahay riyo ganacsi? Ma u baahan tahay maalgelin waafaqsan Shareecada Islaamka?
Tijaaro Microfinance ayaa dhawaan si rasmi ah loo furi doonaa!
Waxaan u taaganahay:
✅ Taageeridda haweenka iyo dhalinyarada
✅ Maalgelin waafaqsan Shareecada Islaamka
✅ Kobcinta ganacsiyada yaryar
La soco boggayaga si aad uga mid noqoto kuwa ugu horreeya ee ka faa'iideysta adeegyadeenna.
Tijaaro Microfinance Empowering Women. Investing in Youth.

Ganacsiyada yaryar waxay horseed u yihiin horumarka bulshada iyo dhaqaalaha.Tijaaro Microfinance waxay aaminsan tahay in...
23/07/2026

Ganacsiyada yaryar waxay horseed u yihiin horumarka bulshada iyo dhaqaalaha.
Tijaaro Microfinance waxay aaminsan tahay in ganacsade kasta uu mudan yahay fursad uu ku kobco. Sidaas darteed, waxaan bixinnaa maalgelin waafaqsan Shareecada Islaamka si aan u taageerno ganacsiyada yaryar, kor ugu qaadno wax-soo-saarka, una dhiirrigelinno hal-abuurka iyo isku filnaanshaha.
Tijaaro Microfinance – Maalgelinta maanta, guusha berri.

Tijaaro MicroFinance waxay kuu fududeyneysaa helitaanka maalgelin ganacsi oo degdeg ah oo ammaan ah si aad u kobciso fik...
07/07/2026

Tijaaro MicroFinance waxay kuu fududeyneysaa helitaanka maalgelin ganacsi oo degdeg ah oo ammaan ah si aad u kobciso fikraddaada ama ganacsigaaga.

✔ Amaah ganacsi (Small & Medium Business)
✔ Hab fudud oo isdiiwaangelin ah
✔ Shuruudo la awoodi karo
✔ Taageero joogto ah oo macaamiisha ah.

Fursad kasta waa bilow horumar cusub.
📞 Nala Soo Xidhiidh:
Telefoon: +252 613691583
Email: [email protected]

. bilowhormarcusub.

Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliya!Maanta waxay astaan u tahay geesinimada, midnimada, ...
01/07/2026

Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliya!

Maanta waxay astaan u tahay geesinimada, midnimada, iyo himiladii ay u soo halgameen halyeeyadii Soomaaliyeed.
Aan wada xoojino jacaylka dalkeenna, nabadda, wadajirka, iyo horumarka, si aan u dhisno Soomaaliya barwaaqo iyo mustaqbal ifaya leh.

Tijaaro MicroFinance waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed u rajaynaysaa 1-da Luulyo farxad, nabad, iyo horumar.

Hambalyo Maalinta Xorriyadda!

Tijaaro MicroFinance waxay ka qaybqaadatay tababar ku saabsan Climate Finance, Sustainability, iyo ESG, kaas oo diiradda...
30/06/2026

Tijaaro MicroFinance waxay ka qaybqaadatay tababar ku saabsan Climate Finance, Sustainability, iyo ESG, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta awoodda hay'adaha maaliyadeed ee Soomaaliya.

Tababarkani wuxuu naga caawinayaa inaan sii xoojino aqoontayada iyo awooddeenna si aan u bixino adeegyo maaliyadeed oo waara, u maareyno khataraha cimilada, isla markaana aan taageerno koboca ganacsiyada iyo horumarka dhaqaale ee dalka.

Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan qabanqaabiyeyaasha iyo ka qaybgalayaasha fursaddan qiimaha badan.

🌍 Celebrating Micro-, Small and Medium-sized Enterprises Day 2026At Tijaaro MicroFinance, we empower women and youth-led...
27/06/2026

🌍 Celebrating Micro-, Small and Medium-sized Enterprises Day 2026

At Tijaaro MicroFinance, we empower women and youth-led small businesses across Somalia through Shariah-compliant financial solutions, training, and business support.

Together, we are building resilient businesses and driving sustainable economic development.

Guushu waxay ka bilaabataa hal tallaabo oo geesinimo leh. Maanta dadaal, berri guul. Tijaaro MicroFinance waxay garab ta...
13/06/2026

Guushu waxay ka bilaabataa hal tallaabo oo geesinimo leh. Maanta dadaal, berri guul. Tijaaro MicroFinance waxay garab taagan tahay bulshada si ay u gaaraan yoolalkooda dhaqaale, una dhistaan mustaqbal ifaya. Ha ka quusan riyadaada, fursad kasta waxay noqon kartaa bilow cusub oo guul leh.

Ciid Adxa Mubarak Tijaaro Microfinance waxay dhammaan bulshada Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan e...
26/05/2026

Ciid Adxa Mubarak
Tijaaro Microfinance waxay dhammaan bulshada Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gallado farxad, barwaaqo, iyo nabad waarta.

At Tijaaro MicroFinance, we proudly participated in the Official Launch of the Registration for Data Controllers and Dat...
20/05/2026

At Tijaaro MicroFinance, we proudly participated in the Official Launch of the Registration for Data Controllers and Data Processors organized by the Hay’adda Dhowrista Xogta Dadweynaha.

At Tijaaro MicroFinance, we are committed to protecting and safeguarding data by ensuring privacy, confidentiality, responsible data handling, and secure information management in all our operations. We believe that protecting data builds trust, accountability, and a safer digital environment for everyone.

Tijaaro MicroFinance
Somali Microfinance Association-SOMMA

Ma rabtaa in ganacsigaagu kor u kaco?Adeegyada Microfinance waxay kuu furaan albaab cusub oo horumar ah.Hel taageero dha...
19/05/2026

Ma rabtaa in ganacsigaagu kor u kaco?
Adeegyada Microfinance waxay kuu furaan albaab cusub oo horumar ah.
Hel taageero dhaqaale oo fudud, kuna maamul ganacsigaaga si kalsooni leh.

Fursad kasta oo weyn waxay ka bilaabataa go’aan yar.
Go’aan qaado maanta — mustaqbalkaagana dhis!

Address

Hodon District
Mogadishu
KM5

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tijaaro MicroFinance posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tijaaro MicroFinance:

Shortcuts

Share