Ugubfund

Ugubfund Empowering Investors and Entrepreneurs For Success

Maleedahay fikrad halabuur ganacsi waxaan suurta galineynaa In ay hirsho fikradaada sandaka soo socda
24/10/2025

Maleedahay fikrad halabuur ganacsi
waxaan suurta galineynaa In ay hirsho fikradaada sandaka soo socda

  Ramadan Mubarak Dhamaan Muslimiinta meel walba ay joogaan Waxaan idin rajeyneynaa Sanadkaan sanadkiisa bash bash iyo c...
28/02/2025


Ramadan Mubarak Dhamaan Muslimiinta meel walba ay joogaan
Waxaan idin rajeyneynaa Sanadkaan sanadkiisa bash bash iyo cibaado suuban.

💡Ma ogtahay?Mashruucii ugu horeyey ee lagu dhiso qaab maalgalin wadaag ama crowdinvesting waxa uu ahaa taalada xuriyadda...
08/02/2025

💡Ma ogtahay?
Mashruucii ugu horeyey ee lagu dhiso qaab maalgalin wadaag ama crowdinvesting waxa uu ahaa taalada xuriyadda NEWYORK sanadka 1885
Crowdfunding-ka waxa uu dhalinyarada halabuurka leh ka saacidayaa in ay riyadooda rumowdo
booqo websitekeena ugubfund.com

Wali Fursadu wey socotaaWaqti kaama tagin oo waad buuxin kartaa formka MaalgalintaTani waa halkii aad ku dhisi laheyd Mu...
29/12/2024

Wali Fursadu wey socotaa
Waqti kaama tagin oo waad buuxin kartaa formka Maalgalinta
Tani waa halkii aad ku dhisi laheyd Mustaqbaalkaaga ganacsi.

https://forms.gle/mFxPmzEswTfgvvNV8

Hadii aad in badan ku fikireysay in aad yeelato ganacsi ama aad fursad ku raadineysay helida maalgalin dhaqaale,Markan w...
18/12/2024

Hadii aad in badan ku fikireysay in aad yeelato ganacsi ama aad fursad ku raadineysay helida maalgalin dhaqaale,
Markan waa markaagii

UGUBFUND waxa ay fursad ku sineysaa in aad hesho dhaaqalaha aad u bahan tahay in aad ku hirgaliso halabuurkaaga ganacsiga ilaa 100 kun oo dollar

Waxa aan ku Dhawaaqeyna Ugub seed.Waa barnaamij loogu talagalay dadka leh fikradaha halabuurka ah in ay ka helaan maagal...
16/12/2024

Waxa aan ku Dhawaaqeyna Ugub seed.
Waa barnaamij loogu talagalay dadka leh fikradaha halabuurka ah in ay ka helaan maagalin dhaqaale u dhaxeyso 100K to 200K USD oo ay ku hirgaliyaan Ganacsiga ay ku taamayeen in badan.

Isha Ku haay Caawa waxbaa soo SocdeeHadii aad heysato Fikrad ganacsi oo aad weysay Dhaqaale aad ku sameysato, markan waa...
16/12/2024

Isha Ku haay Caawa waxbaa soo Socdee
Hadii aad heysato Fikrad ganacsi oo aad weysay Dhaqaale aad ku sameysato, markan waa markaagiii

Sedexdaan Talaabo waxa ay kuu suurtagalinayaan helida maalgashiga ganacsigaaga booqo ugubfund.com                       ...
09/12/2024

Sedexdaan Talaabo waxa ay kuu suurtagalinayaan helida maalgashiga ganacsigaaga
booqo ugubfund.com

5 hab aad ku mareyn karto maliyadaada Ugubfund.com
07/12/2024

5 hab aad ku mareyn karto maliyadaada
Ugubfund.com

Address

Digfer Road, Near Kalkaal Hospital
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 15:00
Thursday 09:00 - 14:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613333319

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugubfund posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ugubfund:

Share