Towxiid Media114

Towxiid Media114 Cimraan Ollne simkarka hormuud oo new ah

musiibada umada soomaaliyeed , sida ay cadowga ugu sahlantahay helida soomaali u dagaalanto , sida ay u sahlantahay heli...
19/03/2026

musiibada umada soomaaliyeed ,

sida ay cadowga ugu sahlantahay helida soomaali u dagaalanto , sida ay u sahlantahay helida khawano cadow walba oo dalka imaado uu ku adeegan karo mid cad mid madoow , yuhuud , ameerikaan , afrikaan kiristan ah.

Maanta waa arrin murugo leh oo u baahan in laga fiirsado,
in gabdhihii Soomaaliyeed ee dhowrsanaa
laga leexiyo dariiqii hanuunka iyo dhowrsanaanta,
loona hoggaamiyo meel aan waafaqsanayn qiyamka diinta iyo dhaqanka suuban.

27/12/2025
-Ayatollah114: yaa somali xasan shekh midaan iyo mid kadaran ayuu idin so wadaa ama iska indha tira ama kuso kacaFree Pa...
01/11/2025

-Ayatollah114: yaa somali xasan shekh midaan iyo mid kadaran ayuu idin so wadaa ama iska indha tira ama kuso kaca
Free Palestine ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ Free Nepal ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ต - Free Indonesia ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฉ - Free Philippine ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ญ - -Free Yemen ๐Ÿ‡พ๐Ÿ‡ช - Free Sudan ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฉ -Free Afghanistan ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ซ - Free Haiti ๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡น - Free Myanmar ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฒ - Free Lebanon ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡ง - Free Uganda ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ - Free Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด - Free Tigrayโญ๐Ÿ’›๐ŸŸฅ - Free Uyghurs โ™ฅ๏ธ- Free Ukraine ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฆ - Free Kurdistan๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฏโค๏ธโ˜€๏ธ๐Ÿ’š - Free Georgia ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ช - free Venezuela ๐Ÿ‡ป๐Ÿ‡ช-Free Congo ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฉ-Free Syria ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡พ-Free iraq ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ถ-Free Cuba ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡บ-Free Nigeria ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฌ-Free palestine ๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ธ-Free Burkina Faso ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ซ-Free Morocco ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฆ-Free Egypt ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ-Free Armenia ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฒ-Free Cyprus ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡พ-Free Angola ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ด-Free Libiya ๐Ÿ‡ฑ๐Ÿ‡พ-Free Cambodia ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ญ (copy this for awareness)

Rasuulku ๏ทบ wuxuu yiriโค๏ธWaxaa imaan doona waqti qofka ku adkaysta diintiisa wuxuu la mid noqon doonaa mid gacanta ku haya...
26/10/2025

Rasuulku ๏ทบ wuxuu yiriโค๏ธ

Waxaa imaan doona waqti qofka ku adkaysta diintiisa wuxuu la mid noqon doonaa mid gacanta ku haya dhibil ama danbas kulul
Waxaa weriyey At-Tirmidi
wuxuuna yiri waa xadiis xasan saxiix ah
Nabigu ๏ทบ wuxuu uga digay in iman doono waqti adag oo qofka raba inuu diinta ku sugo uu la kulmi doono cadaadis iyo dhibaato sida qof gacanta ku haya wax kulul oo gubanaya
Taasi waxay tusinaysaa sabarka dulqaadka iyo adkeysiga uu u baahan doono muโ€™miniinta waqtigaas
Ma fududa in diinta lagu sugo marka fasaad iyo fitno badan jirto.
Laakiin qofkii sabra oo diinta ku adkaada, wuxuu leeyahay ajir weyn oo ka badan kuwii h**e

Nabigu ๏ทบ wuxuu kale oo yiri
Qofka sabra xilligii fitnada wuxuu leeyahay ajar 50 qof oo idinka mid ah
๐Ÿ“šAbu Dawood & Tirmidi

Address

Mogadishu

Telephone

+252618060402

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Towxiid Media114 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share