Genyo collection

  • Home
  • Genyo collection

Genyo collection Welcome Boss lady � page

25/05/2024
19/12/2023
28/10/2023
👩‍⚕️❤Ahaanshaha khibradle caafimaad , waxay kubaraysaa micnaha iyo qiimaha uu leyahay caafimadka qofka .(runtii hadad so...
04/10/2023

👩‍⚕️❤
Ahaanshaha khibradle caafimaad , waxay kubaraysaa micnaha iyo qiimaha uu leyahay caafimadka qofka .

(runtii hadad soboqoto goobaha cafimadka ood qof walba waydiso manta maxaad jeclan lahayd , jawabtisa wa kaliya inaan Dib uhelo caafimadkaygoo) .

Uguyaraan dheh ALHAMDULLILAH hadii alle kamid dhigay kuwa ayagoo cafimad qaba akhrinhaya postigan.
Alxmdullahi

Barashada Caafimadka👨‍⚕️👩‍⚕️🥼 waa midkamida kuwa ugu adag uguna halistabadan , dunidan aan kunolnahay.Waxaad arkaysaa bu...
22/09/2023

Barashada Caafimadka👨‍⚕️👩‍⚕️🥼 waa midkamida kuwa ugu adag uguna halistabadan , dunidan aan kunolnahay.

Waxaad arkaysaa bukano la ildaran, xanuuno kaladuwo , bukanada waxay noqonhayan saxibadada khaska ah , marwalba waxaan aragnaa dad wanagsan oo kamida bukanadena, waan lasaxibna oo waan jeclana lkn nasib daro hadana waxad arkaysa iyagoo nacidleyay oo geriyoday ( hadanahay dhakhatirta waxan subaxwalba ujogna kuwii aan ugujeclayn een kusaxibnay xiliyadii ay bukan jifka ahayeen , oo anagoo latacalayna xaladoda cafimaad hadana geeriyoda ) runtii way xanuun badantahay xaladas oo kale .👏
Waxana daremikara uun qof ka kashaqeya goobaha cafimadka ✍

19/09/2023

Address


Telephone

+252617663244

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Genyo collection posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Genyo collection:

  • Want your business to be the top-listed Finance Company?

Share