26/02/2018
Nolosha dhabta ahi waxa ay ku bartaa dulqaad iyo adkeysi, waxaadna kala garan runta iyo mujaamalada dadka kugu hareereysan. Waxaadna ogaaneysaa qofka aad tahay iyo sida ay kuu heystaan dadka kale, waayo waxaa suuragal ah adigoo isku heysta inaad qolo/koox aad ka tirsan tahay, balse aadan ka tirsaneyn sabab kastaba haku timaadee, lknse isla kooxdaasi ay ku tirsan doonaan sabab ka duwan sidii h**e oo aheyd inaan lagu tirsaneyn, balse muhiimadu waa inad adigu la timaadid dulqaad iyo ad adeyg ku wajihi kara dhacdooyinka kusoo mara, saameyntiisana waa inaad xusuusta ku heysaa sidaa uga gudbi leheyd, samirkana wehel la noqo, dhibtu waa laga gudbi intaas hadaad la timaadid.
Ku mahadsanid aqrintaada fariinteyda ugubka ah.