05/08/2026
Sideen si sahlan ugu maareeyaa dhaqaalahayga?" Waa su'aasha ugu badan ee maanta taagan.
Aweys Muriidi Hashim (Chief Technology Officer ee ASAL) wuxuu kuu keenay jawaabtii saxda ahayd. Jooji dadaalka adag, u beddel mid caqli badan oo casri ah oo ku tiirsan RAAD Plus.
Hadda ayaad soo dejisan kartaa adigoo ka raadinaya RAAD Plus Google Play Store