Zahra Women Counselling and Development organisation

Zahra Women Counselling and Development organisation Supporting women to heal, grow, and lead
We provide counselling, education, and community development programs for a better future.

Women's Clothing Fashion Store

We are pleased to announce that our Director represented  at a leadership training program organized by the Government o...
24/04/2026

We are pleased to announce that our Director represented at a leadership training program organized by the Government of Ethiopia for emerging leaders across East Africa.

This high-level program brought together future leaders from the region to enhance leadership capacity, strategic thinking, and regional collaboration.

Her participation reflects ZWCDO’s continued commitment to strengthening women’s leadership, empowering communities, and contributing to sustainable development in East Africa.

We extend our appreciation to the organizers for this valuable opportunity.

“Qiso Gabadhii kaliyowday”Waxa daya roob Waxa jirta dabayl aad u wayn dhirtu way ruxmaysaa dhawaqa onkodka ama "gugac“ w...
05/12/2023

“Qiso Gabadhii kaliyowday”

Waxa daya roob Waxa jirta dabayl aad u wayn dhirtu way ruxmaysaa dhawaqa onkodka ama "gugac“ waa mid qofkii maqla aragagax ku ridaya.
Halkaa waxa kunool gabadh yar kuna jirta gurigeedii aadka u yara waxa haysa cabsi aad u farabadan

Juweeriya dadeedu waa 16 jir waxay dhiganaysay dugsi ku yala magaldii ay dhawaan kaso guureen .

waxay wayday labdeedii walid oo ku geeriyoday shil gaadhi iyagoo radinya labadeedii walal ee rooda iyo mahmed oo kulumay tuulada cusub ay uso gureen.

Waxa ka awood badatay hurdadii iyadoo jawigaa ku jirta aadka u cabsida badan way seexatay.. ilaa ay kuso toostay iftiinka cadceeda oo kaso galay daloolka guridedii yaraa, way faraxday waxa dhamadey roobkii iyo qbowgii.

Way baxdey juweeriya si ay isku so diwaan galiso dugsigeeda cusub, sacadu waa 8:00 subaxnimo waxay so gadhay dugsigii cusbaa waxay waydey ardaydii waxay u jihaysatay xaga xafiiskii mamulkii dugsiga. Way ku garacday albabkik.

mamulihii: so soco maxaan ka cawiyaa
Juweriya: waxaan ahay ardayad cusub waxan rabaa inaan is diwaan galiyo dugsiga dadayda waa 16 sano .
Mamulihii: so dhawaw waxaad tahay dugsi sare inamari waxaan ku gaynyaa fasalkaga
Juweeriya: manta masito buugag iyo agabkii waxbarashada
Mamulihi: manta waxaan kuso baryaa fasalkaga iyo ardayda isku galaska tihiin.

Mamulihii: macalin waxaan ku wadaa ardayad cusub
Macalimadii: so dhawaw
Juweriya: magacaygu waa Juweeriya waxaan jiraa 16 sano
Ardaydii: so dhawaw juweeriya
Juweeriya waxay radisay meel ay ka fadhiisto fasalka waxay aragtay hal meel oo banaan waxay u kacdey meshii bananayd wa fadhisatay, waxa fadhiya dhinaceeda Jone
Jon: so dhawaw juweeriya magaygu waa jon
Juweeriya: waan dhawahay jon mahadsanid, waxa u yimid gabdho fasalka dhigta wayna is barteen juweeriya

Nadiya : manoqon karnaa saxiib juweiyay
Juweeriya: haa lkn magacaa
Nadiya: magacygu waa nadiya.
xiisadahii way dhamadeen ardaydii fasalkii way ka dareeren juweeriya oo albabkii kasii baxaysa waxa aragtay jon oo iska fadhiya kuna hadhay galaskii waxay waydiisay waxa ku dhacay u sii gadhiyo fasalka?

Jon haso dhex galin wax aan shaqadad ahayn!!juweeriya way naxdey iga rali ahow iga rali ahow ku celisay,way sii baxdey markay albabka kasi baxaysay waxay tidhi waxaan rajaynaya bari inay manta ka fiicnan donto intuu eeg ayuu isla hadlay maxaan sameeyay waa qof fican lkn maxan sidaa u daremayaa malaga yabaa inaan jecladay macquul maha ??

sidaa waxa kuso dhamadey malinkeedi koobad ee dugsiga.

Markii ay gurigeedi yaraa tagtay waxa is waydiisay maxaan markaan agtiisa jogay u dareemayay dareenka noca kale ah,malaga yaba ina waxasi jacayl yahay?
Juweeriya wax ay cunta mahaysato wax ay karsato mahaysato meel cidlo ahbay dagantahay. Waxay dontay inay adeeg so ibadto waxay aragtay inany lacag ku filan haysanin kaliya ay hasato lacagtii dugsiga laga rabay, waxay isku qancisay inay shaqao radsato si ay bahiyaheega u daboosho.

Waxay ka sartay lacag yar tii dugsiga si ay wax ay cunto u siisato, way baxdey xagaa iyo suuqa waxay so ibsatay adeeeg ku fican.

Subaxi xigay way labisatay shandadii bugagteday qadatay waxa u jihaysatay xagaa iyo dugsigii intii ay dariiqa sii socotay waxay dhexda ku sii aragtay jon‘

Jon: subax wanagsan juweeriya
Juweeriya: subax wanagsan setshay jon?
Jon: waan ficanhay ma sii wada soconaa inataa ka dhiman dugsiga
Juweeriya: haa waayo !

Waxa la gadhay fugsigi.
Juweeriya waxa la fadhiisatay asxabteedi intii ay xisadahu bilabmin ka hor juweeriya waxay si kadisa ku aragtay jon oo kaligii geed hoos fadhiya,
Juweeriya waxay aaday dhankiisi wxay ku tidhi jon
Wuxuu ku yidhi hee waxay tidhi maxaa ku fadhiisiyay geedka hostiisa wuxuu ku jawanbay waan fadhiistaa meeshan marwalba, haa sax iga rali noqo waxa iqaday faduul inaan ku waydiyo jon waa cadi

Naadiya macquul maha inay jeclaato waayo shalay unbay aragtay siday ku jeclaan kartaa!!
Xiisadii waa la bilabay jon iyo juweeriya way wada fadhiisteen juweiya waydiisay jon asxab manad lahayn
Jon sualahaga way bateen aniga ilaa hada kuma waydiin!
Juweeriya waxan jeclaysatay inaan dadka barto si aan asxab badan u yeesho…

Juweeriya waxay kuso labatay gurigeedi markay so socotay waxay aragtay boorso yar oo lacag ku jirto way yaabtay hareeraha eegtay cidba way waydey gurigedii way iska gashay iyadoo sidata borsadii
Waxa laguso garcay guriga way furtay albabkii cidba way wayday way sika labtay hadana waxay maqashay shanqadh way cabsatay waxay samayso garnwayday way is duuduubtay wayna sexatay.
Way fakarysaa dhinaca waxa ay cunto mahaysato dhinac kale maglada way ku cusubtay.

Subaxii kale waxay sidedii cadada hayad waxa kiciyay heesaha iyo shanqadha shimbiraha way toostay waxayna isku diyarisay dugsigii.

Intanay bixin waxay qortay warqad ay ugu tala gashay qofkii borsada lacagta meesha udhigay waxay u qoratay yaatahay maxaad se rabtaa maxaad lacagta iisiinaysaa qalinka iyo warqadaa iigu sii qor fadlan waxay usii dhigtay warqad cad iyo qalin wayna idka baxdey.

Dugsiga iyadoo jogta ayaa waxa looga yeedhay xafiska waxa u yeedhay macalinkedii geography ha u dhigayay way yabtay wuxuu ku idhi ma juweriya ali ayaa tahay waxay tidhi haa wuxuu ku yidhi aabaha ayaan garanya waxay tidhi sidee wuxu ku yidhi wuxuu ahaa cadwgaga way naxaday wuxuu ku yidhi mar kale ik kalay imikana iska bax waxay tidhi iisheeg wuxuu ku yidhi aabahaa waa la dilay waxay tidhi shilbu ku dhintay wuxuu yidhi hooyada ayaa shilka ku dhimatay markii abaha la dilay wuuna ka tagay way ooyday iyado oyaysa ka baxday madarasadii waxa isku dayay jon inuu la hadlo way maqli wayday uu daba galay ilaa gurigedii.

Gurigii hoosta kaso xidhatay way iska ooyday walaleheey meel kuma oga walidkeedna wa ladilay aya lagu yidhi way naxsantaya, jon alabka ayuu ku garcay way maqashay waa ayo aay tidhi waa jon iga fur way ka furatay waxay shanqadh ka maqaleen dhinaca qolkeeda waxay ku aragtay borso kale oo lacag ah way qaylisay waxa ku yidhi jon waxay waxanu waxatidhi malim walba borso lacag ku jirto ayaa layso dhigaa meshan.

Wuu eegay wuxuu arkay warqad lasocota lacagta wuxuu ku dhahay fur wu furay waxa ku qornayd lacagta adiga ayaa iska leh wana xaqagii iska bixi schoolkaga iyo noloshada hadaad iradisana ima helaysis haysku dayin inaad iradiso way yaabtay lkn waxay aqoonsatay farta ku qoran warqada iyo saxeexa inuu yahay kii walalkeed maxamed.

Jon markii uu dajiyay ee sheekadeedii dhagaystay wuxuu ku yidhi waxaan rabaa inaan ku sheego wax aan mudo kaa qarinayay waxaty tidhi waa maxay wuxuu ugu jawaabay waan ku jeclahay!!!

Waxay ku tidhi anigaba kula midban ahay wuxuu ka codsaday inuu gurigooda geeyo waxay tidhi waxaan rabaa inaan kaligay noloshayda dhisto wuxuu ku yidhi inta aad xaladada is badalyso eed so dagayso aniga iyo hooyadey nala nolow kadib iska so laabo.
Waxay tidhi haye lkn 10 cisho ka dib wan so labnayaa

Jon uu baxay si uu hooyadii uga dalbado inay u hagajiso qol, markii uu jon kuso labtay juweriya wuxuu arkay guigedii oo furan uu uyeedhay cidna umay jawaabin uu soo galay waxa uu arkay juweeriya oo dhulka taala oo suuxsan………

Way sii socotaa…………..

Safar cusub iyo hargaysa iyo MuqdishoKalso xidhiidhWhatsApp +905512762146
20/01/2023

Safar cusub iyo hargaysa iyo Muqdisho
Kalso xidhiidh
WhatsApp +905512762146

Mansha allh
30/09/2022

Mansha allh

Asc hablo Shandado ama boorsoyin cusub hargysa Way yimadeen safarkii lasugayayKalso xidhiidhTell:0634712426
27/02/2022

Asc hablo
Shandado ama boorsoyin cusub hargysa
Way yimadeen safarkii lasugayay
Kalso xidhiidh

Tell:0634712426

16/11/2020
Ka dalbo naqshadihi u dambeyay Cabayada fashion ah , tobab fashion ah . Kala xidhiidh Mobil & whtatsapp numbar  #0634401...
16/11/2020

Ka dalbo naqshadihi u dambeyay Cabayada fashion ah , tobab fashion ah .
Kala xidhiidh Mobil & whtatsapp numbar
#0634401497

Kuso dhaawada Cabaayada cusub oo fashion ah  ❤ Tobab fashion,❣Boorsoyin Marka ah iyo alaabo kale o fashion ah... we yima...
22/09/2020

Kuso dhaawada Cabaayada cusub oo fashion ah ❤ Tobab fashion,❣Boorsoyin Marka ah iyo alaabo kale o fashion ah... we yimadeen ee dalbo macamiil ,waliba qiima dhimis gaar ah aya la socota...

Kala xidhidh numabar whatasap +25263-4401497

Mentaion so dheh qof jecel cabayada fashion Share & comment .

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 23:30
Tuesday 08:00 - 23:30
Wednesday 08:00 - 23:30
Thursday 08:00 - 23:30
Friday 08:00 - 23:30
Saturday 08:00 - 23:30
Sunday 08:00 - 23:30

Telephone

+971568731309

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zahra Women Counselling and Development organisation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share