CALI XIDIG EXCH

CALI XIDIG EXCH MONEY EXCHANGE

15/04/2026

304 likes, 8 comments. “"qaarkamida dadka kalyaha loomaydho”

07/04/2026

Xakiim kaan kuu baryaa,
Xidigaha inaad gaadhoo,
Xajka midaan ka aadiyo,
Xulka sariflaha noqotee,
Xiisahaagu igu badanaa,
Ku xaraamay sawiradoo,
Xayeysiinta lambarkiyo,
Ku xabeebtay hadalkee,
Ha igu noqon xayaabiyo,
Sida xuubka caaradee,
Xayskiyo barwaaqada,
xoor lacag ah soo daa.

BY: CALI XIDIG

20/03/2026

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CALI XIDIG EXCH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share