Cabdi Sahan Money Exchange

Cabdi Sahan Money Exchange Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdi Sahan Money Exchange, Currency exchange, Hargaysa, Hargeisa.

29/01/2026
deg degsiimo dedaal iyo shaqo joogto ah 24  ka sacadoodbafadlan kusoo biir macmiishaaan u sarifno maalinkasta maalkooda
15/01/2026

deg degsiimo
dedaal
iyo shaqo joogto ah
24 ka sacadoodba
fadlan kusoo biir macmiisha
aan u sarifno maalinkasta maalkooda

Kusoo dhawaada gacmo furan Ka faaiidayso fursada abaal marinta Qofkii ugu sarifashada badnaa Iyo ku xigeenkiisiibaWaxay ...
05/01/2026

Kusoo dhawaada gacmo furan
Ka faaiidayso fursada abaal marinta
Qofkii ugu sarifashada badnaa
Iyo ku xigeenkiisiiba
Waxay helayaan abaal celin

sanadka sanad barwaaqo horumar iyo waxkasta oo wanaaga ayaan allah waydiisanay 2026 sanadkii guusha idam allah
31/12/2025

sanadka sanad barwaaqo horumar iyo waxkasta oo wanaaga ayaan allah waydiisanay
2026 sanadkii guusha idam allah

qarankii soomalilanad waa la aqoon saday shacabkaygii sharafta la haayoow masha allahsida qaranka loo aqoon saday ayaa w...
29/12/2025

qarankii soomalilanad waa la aqoon saday
shacabkaygii sharafta la haayoow
masha allah
sida qaranka loo aqoon saday
ayaa waxa guclo orod ku jira sarifle cabdi sahan marka aqoon sada oo libaax ku dhufta

28/12/2025

shiikh waan ku wadana
gar iyo gardaraba

26/12/2025

masha allah
maanta oo kale
waxa la odhan jiray
guusha iyo barwaaqada
gu,gayga ayaa igu simany kaam geeryo
shacabkayga xariirta ahoow ku debaal dega nabad
Allaha inoo suura galiyeyhamigaa wayn ee inagu qaatay 35 ka sano
mahadceli tiisana badiya
alxamdu lilaah llah

kusoo dhawaada gacmo furan waxaanu kuula diyaar nahay wax kasta oo ku saabsan isku bedel lacageed sida dollar  lagugu be...
21/12/2025

kusoo dhawaada gacmo furan
waxaanu kuula diyaar nahay
wax kasta oo ku saabsan isku bedel lacageed
sida dollar lagugu bedelayo shilin
ama shilin laguugu bedelayo dollar
nooc kasta oo lacag ah waa laguu bedelaya
sida zaad edahab soltelko
kusoo dhawoow qalbi furan
mahadsanidiin

macmiil waad ku mahadsantihiin isticmaalkiina cabdisahan zarifle  cidii kale ee nagu soo biiraysa waxan ku soo dhawaynay...
17/12/2025

macmiil waad ku mahadsantihiin
isticmaalkiina cabdisahan zarifle
cidii kale ee nagu soo biiraysa waxan ku soo dhawaynaynaa gacmo furan qalbi saafi ah
iyo niyad san
Allah mahadleh

waxaan kuu haynaadeeg hufan degdegsiimo watafadlan ku xidhnoowcabdisahan zarifle
09/12/2025

waxaan kuu hayna
adeeg
hufan degdegsiimo wata
fadlan ku xidhnoow
cabdisahan zarifle

ka sarifo cabdi sahan markastawaxaad heli doontaq abaal marin sanad le ah qof kasta oo nagu xidhan waa heli doonaa abaal...
08/12/2025

ka sarifo
cabdi sahan markasta
waxaad heli doontaq abaal marin
sanad le ah
qof kasta oo nagu xidhan
waa heli doonaa
abaal marin in kasta oo ay leegaataba
waxa ay ku xidhan tahay dedaalkaaga

Address

Hargaysa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi Sahan Money Exchange posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share