Tacawun Cooperative Insurance

Tacawun Cooperative Insurance TACAWUN Cooperative Insurance, a member of TIG We provide Medical and Non-medical insurance products and services.

Cooperative Insurance (Tacawun) was established in 2020 by a group of prominent and reputable business people with an overriding ambition to
provide the best possible insurance facilities of all kinds to its valued clients. Tacawun is a member of TI Group and it strives at enhancing the insurance industry by offering a full range of insurance products that meet the day to day needs of individuals/

institutions
and services in accordance with the Islamic Shari'ah. The primary objective of the Company is to make sure that all individuals and corporate clients reduce their risk exposure to a minimum level.

Ciid-ul  Adxa MubarakMaamulka iyo howlwadeennada Tacawun Cooperative insurance waxa ay si wadajir ah idin kugu hambalyey...
26/05/2026

Ciid-ul Adxa Mubarak
Maamulka iyo howlwadeennada Tacawun Cooperative insurance waxa ay si wadajir ah idin kugu hambalyeynayaan farxadda ciidda.

Maanta oo ku beegan Maalinta Shaqaalaha Adduunka, Tacawun Cooperative Insurance waxa ay si gaar ah u hambalyaynaysa deda...
01/05/2026

Maanta oo ku beegan Maalinta Shaqaalaha Adduunka, Tacawun Cooperative Insurance waxa ay si gaar ah u hambalyaynaysa dedaalka, horumarka, iyo hal-abuurka ay muujiyaan hawl-wadeenada shirkada Tacawun Cooperative Insurance

𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐥𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 waa daryeelka shaqaalaha waxuuna magdhow siinaya shaqaalaha markeey la kulmaan shil, dhaawa...
28/04/2026

𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐥𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 waa daryeelka shaqaalaha waxuuna magdhow siinaya shaqaalaha markeey la kulmaan shil, dhaawac, ama geeri iyagoo ku guda jira hawlaha shaqada. Waxuu yareeyaa saameynta dhaqaale, waxuuna ilaaliyaa sumcadda shaqaalaha iyo ganacsigaaga.

𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐥𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐮𝐮 𝐝𝐚𝐛𝐨𝐨𝐥𝐚𝐚:
1. 𝐃𝐡𝐢𝐦𝐚𝐬𝐡𝐨 & 𝐃𝐡𝐚𝐚𝐰𝐚𝐜 𝐉𝐨𝐨𝐠𝐭𝐨 𝐚𝐡: Magdhow la siiyo qoyska shaqaalaha haddii uu shaqaalaha geeriyoodo ama naafobo ka dib shil shaqo.
2. 𝐍𝐚𝐚𝐟𝐨𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐊𝐮-𝐦𝐞𝐞𝐥-𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡: Lacag la siiyo shaqaalaha haddii uu shaqada ka maqnaado muddo kooban shil shaqo owgeed.
3. 𝐊𝐡𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝: Waxa uu dabolaa qarashaadka isbitaalka, daawooyinka, iyo daryeelka caafimaad ee dhaawaca la xiriira.
4. 𝐌𝐚𝐠𝐝𝐡𝐨𝐰 𝐦𝐮𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐱𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨: Mudada uu fasaxa dhawac uu ku maqanyahay shaqalaha Waxa la sinaya mushaharka magdhow ah

𝐒𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐮𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡:
- 𝐁𝐚𝐝𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 – Shaqaale caafimaad qaba waxay u horseedaan waxsoosaar joogto ah.
- 𝐃𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐥 & 𝐊𝐚𝐥𝐬𝐨𝐨𝐧𝐢 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨 – Shaqaalaha waxay helaan dareen ammaan iyo dhiirrigelin.
- 𝐃𝐢𝐟𝐚𝐚𝐜 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐜𝐢 – Wuxuu bixiyaa difaac sharci haddii shilalka shaqo keena dacwad.
- Buuxinta Shuruudaha Xeerarka Shaqada – Waa waajib sharci meelo badan oo shaqo ah.

𝐒𝐢'𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐚𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐥𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲:
• Tirada guud ee shaqaalaha
• Nooca shaqada ay qabtaan
• Xilliga caymiska la rabo (bil, sanad, iwm)
• Xogta shirkadda ama hay’adda.

𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 ee Takaful Insurance wuxuu damaanad qaadaa inaad hesho daryeel caafimaad oo buuxa markuu xanuun caa...
19/04/2026

𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 ee Takaful Insurance wuxuu damaanad qaadaa inaad hesho daryeel caafimaad oo buuxa markuu xanuun caafimaad soo wajaho naftaada, qoyskaaga, waalidkaa, walaalahaa iyo shaqaalaha shirkadaada.

𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐮𝐮 𝐝𝐚𝐛𝐨𝐨𝐥𝐚𝐚:
• Booqashooyinka dhakhaatiirta (Bukaan socod)
• Qalliinnada caafimaad ((Bukaan Jiif)
• Dawooyinka dhaqaatiirtu soo qoraan
• Baaritaannada caafimaad
• Daryeelka deg-dega ah
• Daryeelka Hooyada iyo dhalaanka
• Xanuunada ilkaha iyo indhaha
• Iyo faa'iidooyin kaloo badan

𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐮 𝐥𝐞𝐞 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡:
• Walwal iyo walaac maka qabi doontid caafimaadka naftaada, qoyskaaga, walaalahaa, waalidka iyo shaqaalaha shirkadaada goortuu xanuun soo wajaho
• Kharashaadka caafimaad ee adiga, qoyskaaga ama shaqaalaha shirkaddaada waxaa bixin doona shirkada caymiska ee Takaful Insurance
• Waxaad heleysaa daryeel caafimaad oo tayo leh
• Waxaad heli doontaa ogolaansho aad ku booqan karto Isbitaalada wadanka adoo qarash bixineyn
• Haddii geeri kugu timaado ama ku timaado qoyskaaga ama shaqaalahaaga, caymiska caafimaadka waxuu bixinayaa qarashaadka Aaska.

Caymiska caafimaadka ee Takaful Insurance waxaa qaadan kara dhammaan qaybaha kala duwan bulshada sida:
1. 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐬𝐢𝐲𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 – Qof kasta oo raba inuu yeesho caymis caafimaad oo shaqsi ah
2. 𝐐𝐨𝐲𝐬𝐚𝐬𝐤𝐚 – Waalidka iyo carruurtiisa
3. 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 – Shaqaalaha shirkadda
4. 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 – Shaqaalaha iyo Saraakiisha dowladda
5. 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡𝐚𝐲𝐧 (𝐍𝐆𝐎𝐬) – Hay’adaha Caalamigaa iyo kuwa gudaha
6. 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 / 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐭𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 – Koox isku taga.
7. Iyo wixii la mid.

09/04/2026
𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫𝐤𝐚(𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐮𝐫𝐚𝐧𝐜𝐞) 𝐤𝐮 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚 ?1- 𝐃𝐢𝐛 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜 𝐃𝐮𝐮𝐥𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚: Marka duulimaadkaaga dib u dhaco am...
08/04/2026

𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫𝐤𝐚(𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐮𝐫𝐚𝐧𝐜𝐞) 𝐤𝐮 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚 ?

1- 𝐃𝐢𝐛 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜 𝐃𝐮𝐮𝐥𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚: Marka duulimaadkaaga dib u dhaco ama la baajiyo, caymisku wuxuu bixinayaa cusboneyn siinta ticket kaga.
2- 𝐗𝐚𝐭𝐨𝐨𝐲𝐨 𝐚𝐦𝐚 𝐥𝐮𝐦𝐢𝐬 𝐚𝐥𝐚𝐚𝐛: Haddii alaabtaada, boorsadaada ama dokumentiyada safarka lagaa xado ama kaa lumaan, waxaad heli doontaa magdhow.
3- 𝐗𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐦𝐚 𝐅𝐢𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐡: Haddii safarka dhexdiisa aad xaalad caafimaad oo degdeg ah la kulanto, caymisku wuu daboolayaa kharashaadkaa kugu baxaaya.

Wixi faafaahin dheeraad waxa ad nagala so xidhiidhi kartaa numberska 063 7155555 ama xafiiska nagu so booqo fooqa Omar Hashi Building dabaqa koowad. See less

𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫𝐤𝐚(𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐮𝐫𝐚𝐧𝐜𝐞) 𝐤𝐮 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚 ?1- 𝐃𝐢𝐛 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜 𝐃𝐮𝐮𝐥𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚: Marka duulimaadkaaga dib u dhaco am...
22/02/2026

𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐂𝐚𝐲𝐦𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫𝐤𝐚(𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐮𝐫𝐚𝐧𝐜𝐞) 𝐤𝐮 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚 ?
1- 𝐃𝐢𝐛 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜 𝐃𝐮𝐮𝐥𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚: Marka duulimaadkaaga dib u dhaco ama la baajiyo, caymisku wuxuu bixinayaa cusboneyn siinta ticket kaga.
2- 𝐗𝐚𝐭𝐨𝐨𝐲𝐨 𝐚𝐦𝐚 𝐥𝐮𝐦𝐢𝐬 𝐚𝐥𝐚𝐚𝐛: Haddii alaabtaada, boorsadaada ama dokumentiyada safarka lagaa xado ama kaa lumaan, waxaad heli doontaa magdhow.
3- 𝐗𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐦𝐚 𝐅𝐢𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐡: Haddii safarka dhexdiisa aad xaalad caafimaad oo degdeg ah la kulanto, caymisku wuu daboolayaa kharashaadkaa kugu baxaaya.
Wixi faafaahin dheeraad waxa ad nagala so xidhiidhi kartaa numberska 063 7155555 ama xafiiska nagu so booqo fooqa Omar Hashi Building dabaqa koowad.

Jumca Mubarak نسأل الله أن يتقبل منا ومنكم الصيام والقيام وصالح الأعمال
19/02/2026

Jumca Mubarak
نسأل الله أن يتقبل منا ومنكم الصيام والقيام وصالح الأعمال

Take care of your Health
06/01/2026

Take care of your Health

Address

HQ Hargeisa, Somaliland/Muqdisho
Hargeisa
2522

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tacawun Cooperative Insurance posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tacawun Cooperative Insurance:

Share