Vision Care

Vision Care Vision Care is your one-stop shop for all your eye care needs.

We offer a comprehensive range of services, from routine eye exams and vision testing to the prescription and dispensing of eyeglasses and contact lenses.

Mowliidka Nabiga ﷺVision Care Optical Clinic waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Muslimiinta munaasabadda Mo...
24/08/2026

Mowliidka Nabiga ﷺ

Vision Care Optical Clinic waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Muslimiinta munaasabadda Mowliidka Nabigeenna Muxammad ﷺ

Alle ha inaga yeelo kuwa ku dayda akhlaaqdiisa suuban, kuna dhaqma sunnadiisa, hana inagu gallado jacaylka iyo shafeecada Nabigeenna ﷺ.

اللهم صّلِ وسَلّمْ عَلۓِ نَبِيْنَامُحَمد ﷺ .

16/08/2026

Ma araggaaga ayaa daciifaya mise muraayadaha indhahaaga ayaa daciifay?

Jawaabta saxda ah ka ogow VisionCare!

Jumma Mubarak Jimce wanaagsan dhammaan Muslimiinta.Ilaahay ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada, qalbiyadeennana ha ka b...
13/08/2026

Jumma Mubarak

Jimce wanaagsan dhammaan Muslimiinta.
Ilaahay ha inaga aqbalo ducada iyo cibaadada, qalbiyadeennana ha ka buuxiyo nabad, barako iyo rajo wanaagsan.

Vision Care Optical Clinic ayaa idiin rajaynaysa Jimce wanaagsan oo barakaysan.

08/08/2026

Kaalay inagu So booqo Xaruntena Oo Xal u hel Araga indhahaga.

Caafimaadka indhahaagu waa mudnaan, hana ka dhigin ikhtiyaar!Saadaali oo Ku Guuleyso $10! FIFA World Cup 2026 FinalArgen...
19/07/2026

Caafimaadka indhahaagu waa mudnaan, hana ka dhigin ikhtiyaar!

Saadaali oo Ku Guuleyso $10!

FIFA World Cup 2026 Final

Argentina VS Spain

Shuruudaha Ka Qaybgalka:

1️⃣ Like saar post-kan, Share garee, kana Follow garee bogga Vision Care Optical.
2️⃣ Ku Share garee post-kan ugu yaraan 5 Group.
3️⃣ Comment-ka ku qor saadaashaada saxda ah ee ciyaarta.
4️⃣ Mention garee 5 saaxiib si ay iyaguna uga qayb qaataan.

Fiiro Gaar ah:

Saadaasha waxay xirmaysaa marka ciyaartu bilaabato.
Lama oggola in wax ka beddel (Edit) lagu sameeyo comment-ka. Comment kasta oo la edit gareeyo tartanka laguma xisaabin doono.
Qofka bixiya saadaasha saxda ah isla markaana buuxiya dhammaan shuruudaha ayaa ku guuleysan doona $10 Cash.

Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!

Hambalyo Guuleystaha!Waxaan si farxad leh ugu hambalyeynaynaa Nazli abdullaahi oo ku guuleystay tartankii saadaasha ciya...
19/07/2026

Hambalyo Guuleystaha!

Waxaan si farxad leh ugu hambalyeynaynaa Nazli abdullaahi oo ku guuleystay tartankii saadaasha ciyaartii Semi-Final-ka FIFA World Cup 2026 ee dhex martay France vs Spain.

Abaalmarinta: $10 Cash

Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan intii ka qaybqaadatay tartanka. Fursado badan oo abaalmarino leh ayaa weli idin sugaya, sidaas darteed la socda bogga Vision Care Optical si aadan u seegin tartamada soo socda.

Caafimaadka indhahaagu waa mudnaan, hana ka dhigin ikhtiyaar!Saadaali oo Ku Guuleyso $10!Kulanka xiisaha badan ee u dhex...
14/07/2026

Caafimaadka indhahaagu waa mudnaan, hana ka dhigin ikhtiyaar!

Saadaali oo Ku Guuleyso $10!

Kulanka xiisaha badan ee u dhexeeya France vs Spain

Shuruudaha Ka Qaybgalka:
1️⃣ Like saar post-kan, Share garee, kana Follow garee boggan.
2️⃣ Ku Share garee post-kan ugu yaraan 5 Group.
3️⃣ Comment-ka ku qor saadaashaada saxda ah ee kulanka.
4️⃣ Mention garee 5 saaxiib si ay iyaguna uga qayb qaataan.

Fiiro Gaar ah:
Saadaasha waxay xirmaysaa marka ciyaartu bilaabato.
Lama oggola in wax ka beddel (Edit) lagu sameeyo comment-ka. Comment kasta oo la edit gareeyo tartanka laguma xisaabin doono.

Qofka bixiya saadaasha saxda ah isla markaana buuxiya dhammaan shuruudaha wuxuu ku guuleysan doonaa $10.

Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!

VisionCareOptical

Caafimaadka indhahaaga waa mudnaan, ee ha ka dhigin ikhtiyaar. Saadaali oo Ku Guuleyso $10! Kulanka xiisaha leh ee u dhe...
06/07/2026

Caafimaadka indhahaaga waa mudnaan, ee ha ka dhigin ikhtiyaar.

Saadaali oo Ku Guuleyso $10!

Kulanka xiisaha leh ee u dhexeeya Portugal 🇵🇹 vs Spain 🇪🇸

Shuruudaha Ka Qaybgalka:

1️⃣ Like saar post-kan, Share garee, kana Follow garee boggan.
2️⃣ Ku Share garee post-kan ugu yaraan 5 Group.
3️⃣ Comment-ka ku qor saadaashaada saxda ah ee kulanka.
4️⃣ Mention garee 5 saaxiib si ay iyaguna uga qayb qaataan.

Fiiro Gaar ah: Saadaasha waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato.

Qofka bixiya saadaasha saxda ah ee buuxiya dhammaan shuruudaha wuxuu ku guuleysan doonaa $10.

Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliya!Vision Care Optical Clinic waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan shacabka S...
30/06/2026

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliya!

Vision Care Optical Clinic waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo, oo ah maalinta mideynta iyo xorriyadda Soomaaliya.

Alle ha u barakeeyo dalkeenna nabad waarta, horumar, midnimo iyo barwaaqo.

Happy Somalia Independence Day!

Indhahaagu waa hanti qaali ah.Ha sugin ilaa araggu daciifo. Booqo Vision Care Optical Clinic si aad u hesho baadhitaan i...
23/06/2026

Indhahaagu waa hanti qaali ah.

Ha sugin ilaa araggu daciifo. Booqo Vision Care Optical Clinic si aad u hesho baadhitaan indho oo xirfad leh iyo muraayado tayo sare leh.

Arag cad maanta, nolol wanaagsan berri.

Address

Suuqa Hoose, Kasoo Horjeedka Ali Gobonimo Building
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Vision Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Vision Care:

Shortcuts

Share