Soms-Up

Soms-Up We empower young people with practical skills

Over the past three years, SOMS-UP Organization has strengthened youth capacity through structured skills development, leadership training, and mental health awareness via the SOMS-UP Innovation Skills Center.

PACE FELLOWSHIPCOHORT ONE SHE LEADS Psychosocial Wellbeing & Leadership Program for Young Women• Emotional Wellbeing• Re...
16/05/2026

PACE FELLOWSHIP
COHORT ONE SHE LEADS

Psychosocial Wellbeing & Leadership Program for Young Women

• Emotional Wellbeing
• Resilience Development
• Peer Support
• Leadership Growth

📅 Applications Open: 16May 2026
📅 Applications Close: 26 May 2026

📍 Location: SOMS-UP Innovation Center, opposite Dr. Ibrahim Khalil Hospital, Garowe, Puntland

📲 WhatsApp Groups: https://chat.whatsapp.com/GDiFQ6dm9dIEyjbY4VSXUL

🔗 Application form
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeQT_4qUjX-4RXmi9fN8U3XH92LYiQ4z46s8nYEt3yA7GBkZA/viewform?usp=dialog

28/04/2026
Last night, a session on Leadership and Resilience was successfully held alongside the official launch of PACE Fellowshi...
25/04/2026

Last night, a session on Leadership and Resilience was successfully held alongside the official launch of PACE Fellowship Cohort One, titled She Leads—an initiative aimed at empowering young women through personal growth, confidence-building, and leadership development.

Xalay, waxaa si guul leh loo qabtay kulan ku saabsanaa Hoggaaminta iyo Adkeysiga, kaas oo barbar socday daah-furka rasmiga ah ee PACE Fellowship Cohort One, loona bixiyay She Leads. PACE Fellowship waa barnaamij diiradda saaraya horumarinta jiil cusub oo haween Soomaaliyeed ah, si ay u noqdaan hoggaamiyeyaal leh aqoon, kalsooni, iyo karti ay bulshada wax ugu beddelaan. Initiative-kan waxa uu xooga saarayaa kobcinta shakhsiyadda, dhisidda kalsoonida, iyo horumarinta hoggaaminta.

Ramadan waa bil naxariis iyo is garab istaag. Waxaa jira walaalo badan oo maanta ku afuraya duruufo adag oo ay abaaruhu ...
12/03/2026

Ramadan waa bil naxariis iyo is garab istaag. Waxaa jira walaalo badan oo maanta ku afuraya duruufo adag oo ay abaaruhu sababeen.

Kaalay aan hal meel ku wada afurno, kana dhigno fursad aan ku garab istaagno qoysaska tabaalaysan. Wax yar oo aynu wadaagno maanta, waxay noqon kartaa rajo iyo farxad ay walaalaheen helaan.

Qof kasta ha la yimaado afurkiisa aynu wadaagno nimcada, una hiilino kuwa u baahan.

11/03/2026

Shiikh cabdulqaadir jaylaani oo ka warbixinaya sadaqada sakaatul fidriga dadka masaakiinta ah loo aruurinayo

11/03/2026

Baaq Gurmad Abaar SOMS-UP Organization

Dhalinyarada iyo dhammaan bulshada magaalada Garowe, walaalaheenna Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen waxay u baahan yihiin garab istaag iyo gurmad degdeg ah.

SOMS-UP Organization waxay ugu baaqaysaa dhalinyarada iyo bulshada inay ka qayb qaataan gurmadka abaaraha Wax kasta oo aad bixin karto ha ahaato raashin, biyo, ama taageero kale waxay noqon kartaa rajo iyo badbaado qoysas badan

Maanta waa waqtigii aan muujin lahayn midnimo, naxariis, iyo walaaltinimo

Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka.SOMS-UP Organization waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan...
08/03/2026

Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka.
SOMS-UP Organization waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Haweenka Soomaaliyeed waa laf-dhabarta bulshada waa hooyooyin, hoggaamiyeyaal, macallimiin, iyo halyeeyo maalin kasta u taagan horumarinta qoyska iyo bulshada.

SOMS-UP Organization waxay mar walba u taagan tahay garab istaagga, dhiirrigelinta, iyo xoojinta awoodda haweenka Soomaaliyeed si ay u helaan fursado waxbarasho, horumar, iyo hoggaamin bulsho.

Maanta waa maalin lagu xuso geesinimada haweenka, laguna xoojiyo riyada iyo awoodda ay u leeyihiin inay beddelaan mustaqbalka bulshada.

Hambalyo dhammaan haweenka Soomaaliyeed. Waxa tihiin awood, rajo, iyo iftiinka mustaqbalka.

08/03/2026

Baaq Gurmad Abaar SOMS-UP Organization

Dhalinyarada iyo dhammaan bulshada magaalada Garowe, walaalaheenna Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen waxay u baahan yihiin garab istaag iyo gurmad degdeg ah.

SOMS-UP Organization waxay ugu baaqaysaa dhalinyarada iyo bulshada inay ka qayb qaataan gurmadka abaaraha Wax kasta oo aad bixin karto ha ahaato raashin, biyo, ama taageero kale waxay noqon kartaa rajo iyo badbaado qoysas badan

Maanta waa waqtigii aan muujin lahayn midnimo, naxariis, iyo walaaltinimo

04/03/2026

عن عدي بن حاتم رضي الله عنه قال‏:‏ قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ‏ "‏اتقوا النار ولو بشق تمرة فمن لم يجد فبكلمة طيبة‏"‏ ‏(‏‏(‏متفق عليه‏)‏‏)

Bulshoy, abaaruhu ma aha sheeko iyo xalad yar waa xanuun taagan oo saameynaya hooyooyin, carruur iyo waayeel
maanta nool. Qoysas badan ayaa wajahaya biyo la’aan iyo cunto yari, iya goo sugaya gargaar iyo garab istaagena

Waqtigan adag waxa la qiimeynayaa qalbiyadeenna iyo masuuliyaddeenna. Gurmadku ma aha oo keliya wax la bixiyo, waa badbaadin nolol, waa ilaalin karaamo, waa muujin midnimo.

Address

Spaghetti Road
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soms-Up posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share