Prime Voice

Prime Voice “War sax ah, hadal hufan, iyo cod lagu kalsoon yahay.""

16/07/2026



" Haweenka somaaliyeed hosbitalka Marka yimaadaan gaar ahaan kuwa uurka leh ....see more '' Doctor abdulaahi ..

  mufasiriin........"Bulshada afkaaraha qalloocan waxa ka badbaadin kara Qur’aanka Kariimka ah oo si sax ah loo fahmo. W...
16/07/2026

mufasiriin........

"Bulshada afkaaraha qalloocan waxa ka badbaadin kara Qur’aanka Kariimka ah oo si sax ah loo fahmo. Waxaan rajaynayaa in barnaamijkan raadkiisa wanaagsan la arki doono xitaa innaga kadib."

— Sh. Dr. Khadar Xasan Axmed

15/07/2026

''alla Somali maxay nimca ay soomartay ka faaidaysan wayday ..''
🌴 Shirka gabdhah daciyadka ee muasasada ayaatul quraan .........

🌿 Dhageysiga Qur’aanka iyo Abaalkiisa Weyn 🌿Qofka Muslimka ah waxaa ajar weyn laga siinayaa dhageysiga Qur’aanka Kariimk...
12/07/2026

🌿 Dhageysiga Qur’aanka iyo Abaalkiisa Weyn 🌿

Qofka Muslimka ah waxaa ajar weyn laga siinayaa dhageysiga Qur’aanka Kariimka. Mar kasta oo uu badiyo dhageysiga iyo la falgalka Kitaabka Alle, waxaa u kordhaya nuurka iyo kheyrka uu la kulmi doono Maalinta Qiyaamaha.

Waxaa laga weriyey Cabdullaahi ibn Cabbaas (Alle haka raalli noqdee) inuu yiri:

"Qofkii dhegaysta hal aayad oo ka mid ah Kitaabka Alle, waxay u noqonaysaa iftiin Maalinta Qiyaame."

📖 Qur’aanku waa iftiin qalbiga dhexdiia , iyo hanuun nolosha, iyo badbaado Aakhiro. Aan ku dadaalno akhriskiisa, dhageysigiisa iyo ku dhaqankiisa.

10/07/2026

🤲 Alle ha xafido dhammaan gabdhaha iyo haweenka Muslimiinta ah ee ku adkaystay xijaabka iyo dhowrsanaanta. Aamiin. .🌿 Kulan qiimo badan oo cajiib ah ....see more .

10/07/2026

Nashiida nabiga iyo kulan aad u qiimo oo haldoorka dumarka iyo maalin aad u qiimo badan oo xiiso badan ..................

10/07/2026

Waxaa meel wanaagaan sii maraya kulanka ay Soo qaban qaabisay مؤسسة الآيات للقران الكري

10/07/2026

مؤسسة الآيات للقران الكري

   bandhiga buuga maayad iyo hotel al jaseera galabka jumcahaa iyo madal furan .........see more .
09/07/2026

bandhiga buuga maayad iyo hotel al jaseera galabka jumcahaa iyo madal furan .........see more .

  Bulshada reer galkacyo iyo galabka khamiista iyo .......see more.
09/07/2026

Bulshada reer galkacyo iyo galabka khamiista iyo .......see more.

Address

Villa
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Prime Voice posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share