ENG:mayeele

ENG:mayeele kala soco page-keena, horumarinta aqoonta.

09/10/2024
Dawladda Soomaaliya oo ka jawaabtay Bayaankii urur goboleedka IGAD.
03/01/2024

Dawladda Soomaaliya oo ka jawaabtay Bayaankii urur goboleedka IGAD.

19/10/2023

Alle ha u gargaaro walaalaheen reer falastiin

19/10/2023
MACALINKEENNU GARAB AYUU INOOGA BAAHANYAHAY!!Allaha weyn ee waaxidka ah ayaan caafimaad dhammaytiran u weydiinayaa macal...
04/09/2023

MACALINKEENNU GARAB AYUU INOOGA BAAHANYAHAY!!

Allaha weyn ee waaxidka ah ayaan caafimaad dhammaytiran u weydiinayaa macalllin Cali Faarax (Cali-Soomaali) oo xaalad caafimaad darro soo waajahday.
Macallin Cali sida war bixintan lagu caddeeyey waxa uu in muddo ah la noolaa Macaan, gaar ahaan nooca labaad (Type 2 diabetes).
Macallinka waxa ku soo kordhay xanuun kale oo ah in uu maqalkiisi lumo/dhega beelo (Hearing loss).
Waxa aannu u baahan yahay qalliin degdeg ah oo weliba dalka debeddiisa ah.
Waxa aan soo jeedin lahaa in dhammmaan ardaydii uu wax soo baray iyo ummadda islaamka ah oo dhammi caawiyaan oo kaalmeeyaan Macalllin Cali.
Macallin Cali-Soomaali shaqsi ahaan waa nin gob ah, oo dun wacnaan Alle ku manaystay.
Waa nin aqoonta Afka iyo dhaqanka soomaalida aad ugu xeel-dheer oo sugaaan dhaadhi ah.
Ilaahow u sahal, oo caafimaad degdeg ah ugu deeq.
Aamiin Aamiin.

Deg deg: Xildhibaan Cabdikariin Sheelh Cumar Furre Oo Fariin Culus DirayUJ: TALO SOO JEEDIN KU SAHABSAN WADA HADALADA SO...
30/08/2023

Deg deg: Xildhibaan Cabdikariin Sheelh Cumar Furre Oo Fariin Culus Diray

UJ: TALO SOO JEEDIN KU SAHABSAN WADA HADALADA SOMALILAND IYO SOMAALIYA

1- Waqti xaadirkan waa in degdeg loo bilaabaa wada hadaladii 2da dal ee somaliland iyo soomaaliya
2- sidoo kale goobta iyo goorta wada hadalada somaliland iyo soomaaliya waa in ay kawada tashadaan go'aamiyaan illaaheyna ku talo saartaan
Masuliyiinta 2da dal somaliland iyo soomaliya ee walaalaha ah
A- madaxweynaha jamhuuriyada somaliland
( muuse biixi cabdi)
B- madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya
( xasan sh maxamuud)

Iyo ergada 2da xubnood ee 2da dal
( marwa Adna aaden somaliland)
( mudane cabdikariim soomaliya)

Sidaa darteed waxaan illaahey ka rajeynaya inuu rabi idin waafajiyo talada iyo sida kheyrku ku jiro idanka Allaah

By xildhiban c/kariim sh cumar sh axmed (furre)

INSHALLAAH MAQBUUL.

Mdw: biixi waa hadlidoonaaa saacadaha soosocda,Maxaa laga filan karaaa??Halkan kala soco goordhow.
26/08/2023

Mdw: biixi waa hadlidoonaaa saacadaha soosocda,

Maxaa laga filan karaaa??

Halkan kala soco goordhow.

Alle hawnaxariisto janatul fardawsana haka waraabiyo Ehel iyo asxaaba alle samir iyo iimaan haka siiyo geerida shiikh ja...
23/08/2023

Alle hawnaxariisto janatul fardawsana haka waraabiyo

Ehel iyo asxaaba alle samir iyo iimaan haka siiyo geerida shiikh jaamac shimbir.

14/08/2023

Ubax baan sidaa ...........

Tolkay talo kagama masuugin waxay gadheen heer la yidhaahso muxuu ku dhurmay maanta se imika.....:-"Waxyi iguma soo d**o...
12/08/2023

Tolkay talo kagama masuugin waxay gadheen heer la yidhaahso muxuu ku dhurmay maanta se imika.....:-

"Waxyi iguma soo d**o hadana wax ima seegaane
Seyid maxamed cabdulle xasan isna wuxu
Yidhi dhaaxaan jalaadaye dhegbaan jalaqla iisiine
Walee inaanan tolkay talo kaga masuugin
Waxaan gaadhay heer layidhaahdo
Maantana muxuu ku dhurmay
Hadaba hadaan aamusaye caano kalisa"

W/Q: Boqorka Geeska Afrika Boqor Cismaan Buurmadow.

Address

Naazir@4874141
Burco
POLITICIAN,ABDINASIRADAM

Telephone

+252634874141

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ENG:mayeele posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ENG:mayeele:

Share

Category