Barawe Investment and Development Cooperative

Barawe Investment and Development Cooperative Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barawe Investment and Development Cooperative, Investment Management Company, Barawe, Somlaia, Baraawe.

Investing and building up the economic capacity of a local area by conducting an analysis of that positive areas to improving its economic future and the quality of life for all.

HAMBALYO NAQSHADEEYAHA KU SOO BAXAY  JAGADA NAQSHADEYNTA EE LASOO XAYEYSIIYEY.F.G : WELI WAXAA BAANAN 2BOOS EE KALA AH  ...
03/04/2023

HAMBALYO NAQSHADEEYAHA KU SOO BAXAY JAGADA NAQSHADEYNTA EE LASOO XAYEYSIIYEY.

F.G : WELI WAXAA BAANAN 2BOOS EE KALA AH IYO

كل عام وانتم الى الله اقرب
22/03/2023

كل عام وانتم الى الله اقرب

...............................  .............................     ISKAASHATADA MAALGESHIGA IYO HORUMARINTA BARAWE.  AND...
16/03/2023

...............................
.............................





ISKAASHATADA MAALGESHIGA IYO HORUMARINTA BARAWE.

AND .

Waxay qaadaneysaa qof shaqaalo ku haboon booska sare ku xusan.



1. Waa in uu aqoon u leeyahay xirafadda hagaajinta muuqaalada, sawir qaadista Iyo naqshadeynta.

2. In wax dambi ah uusan laheyn.

3. In ugu yaraan leeyahay khibrad 2sano ah xirafada hagaajinta muuqaalada, sawir qaadista Iyo naqshadeynta.

4. In aqoontiisa waxbarasho aanu ka yareyn heerka Dugsiga sare.

Kusoo dir arjigaaga:

Email: [email protected]........................................................
QABASHADA ARAAJIGA WAXAY KU EGTAHAY 25 MAARSO-2023..........................................................

FILO GOOR DHOW..............
11/03/2023

FILO GOOR DHOW..............

28.11.2022  IYO  .Waxaan Soo dhaweyneynaa Shirka caalamiga ah ee uu furay Madaxweynaha JFS ee looga hadlayo  Maalgashiga...
28/11/2022

28.11.2022

IYO .

Waxaan Soo dhaweyneynaa Shirka caalamiga ah ee uu furay Madaxweynaha JFS ee looga hadlayo Maalgashiga fursad dhaqaale ee uu leeyahay wadankeena Soomaaliya, shiekaas oo ay kasoo qeyb galeen wufuud heer caalami ah oo matalayey wadamo iyo Hay'ado gaar loo leeyahay.




 .--------------------------------DHISMAHA XAAFAD CUSUB OO KA KOOBAN ;  🏡.        🏫  🏥   WAXAA ISKA KAASHAN DOONO  &   O...
11/10/2022

.
--------------------------------
DHISMAHA XAAFAD CUSUB OO KA KOOBAN ;

🏡. 🏫
🏥



WAXAA ISKA KAASHAN DOONO

& OF
IYO
AND

   /    /  ._____________________ .Waa sida kaliya lagu yareeyo shaqo la'anta baahnsan ee jirta. .waa sida kaliya lagu h...
03/10/2022

/ / .
_____________________

.
Waa sida kaliya lagu yareeyo shaqo la'anta baahnsan ee jirta.

.
waa sida kaliya lagu horumarin karo magaalo laguna yareyn karo colaadaha ka dhasha fursad la'aanta.



22/06/2022

Waa muuqaal koobaya fursadaha maalgashiga dalxiiska ee ay leedahay magaalo xeebeedka Baraawe.


21/06/2022

MAALGASHIGA CAANAHA RIYAHA
Celcelis ahaan neefka ri'da ah ee Soomaalida waxaa laga lisaa labo koombo (2 Ltr). Waxaa dhici karta in uu ka yaraado ama ka bato, iyada oo ay ku xiran tahay cuntada iyo xaaladda neefka.

Waxaa jira, ri'yo haddii lagu sameeyo "Habaynta Hiddeysideyaasha" in ay ka bataan caanuhu. Iyada oo lagu tallaalayo neef ka caano badan, sida ariga Bariga Dhexe.

Caanaha ri'yaha haddii la maalgashado waxaa laga samayn karaa, Subag iyo Caano-boore.


Address

Barawe, Somlaia
Baraawe
252

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252619061111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barawe Investment and Development Cooperative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Barawe Investment and Development Cooperative:

Share