Iib iyo Ammaano

Iib iyo Ammaano Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Iib iyo Ammaano, Financial aid service, Qumaadaha, Jijiga.

27/01/2023
Macmiil ku soo dhawaw shirkada iibka dhulka,guryaha ,iyo gaadiidka yar yar ee iib iyo amaano maantana waxay idiin haysaa...
27/01/2023

Macmiil ku soo dhawaw shirkada iibka dhulka,guryaha ,iyo gaadiidka yar yar ee iib iyo amaano maantana waxay idiin haysaa dhul qimiisu ku raali galinayo oo ku yaalo airpotka jigjiga agagaarkiisa

Waxanad kala xidhiidhi kartaa 0915408263
0915237547 whatsup number 0944011451

Iib iyo amaano waxay idiin haysaa dhul qiimihiisu ku raali  galinayan wuxuna kuyaala Bariga magalada airpotka iyo magala...
24/01/2023

Iib iyo amaano waxay idiin haysaa dhul qiimihiisu ku raali galinayan wuxuna kuyaala

Bariga magalada airpotka iyo magalada dhaxdooda

Waa laba qoodi oo haysta jidka 80tanka wadooyin kala haysta waxaad kala xidhiidhi kartaan 0944011451 0915237547 ...0915408263

07/11/2022

Asc macaamiishayada sharaftale
Ee nagu xidhan waad ku mahadsantihiin sida aad marwalba noola soo xidhiidhaan
Anaguna waxan u taaganahay marwalba sidan ugu dadaali,lahayn wax idin qanciyo inan idiin soo bandhigno
Hadaba si uu asxaabtenakalana u gaadho
Share dhe macmiil mahadsanidin

28/09/2022

Macaamiishayada sharaftale waxaan idiin haynaa gurigan oo loo dhisay si heer,sare ah laguna iibinayo qiimo aad idiin raali galinaya
Waxa uu ka koobanyahay 5 qol iyo laba bath barkaddii biyaha oo si casri ah loo dhisay waxa uu ku yaal xaafadda 12aad jid fcn ayuu haystaa

Wixii intaa dheer waxad naga heli kartaan

0915408263

Waxaan idiin haynaa taandhadan oo cusubDherarkeedu waa: 20meterBallaca waa: 8meterWixii intaa dheer nagala soo xidhiidh0...
26/09/2022

Waxaan idiin haynaa taandhadan oo cusub
Dherarkeedu waa: 20meter
Ballaca waa: 8meter

Wixii intaa dheer nagala soo xidhiidh

0915408263

Macaamiisha sharaftale Iib iyo Ammaano waxay idiin haysaa gurigan  oo qiimo idin raaligalinaya lagu iibinayo waxa uu ka ...
23/09/2022

Macaamiisha sharaftale Iib iyo Ammaano waxay idiin haysaa gurigan oo qiimo idin raaligalinaya lagu iibinayo waxa uu ka koobanyahay 5 qol iyo barkaddii biyaha wuxuu leeyahay daarad weyn
Wuxuu kuyaal xaafadda 19aad

Whatsapp no.+251944011451

0915408263

20/09/2022

Gurigan aadka u qurux,da badan oo gabogabo ah ayaan idiin haynaa
Waxa uu ka koobanyahay 10 qol iyo barkaddiisii
Waxa uu kuyaal agagaarka schoolka jigjiga community

Wixii inta dheer nalaga so xidhiidh

+251915408263
Whatsapp no.+251944011451

Macmiil waxaan kuu haynaa gurigan oo iib ahWaxa uu ka koobanyahay 5 qol iyo barkad waxa uu kuyaal xaafadda 12aad ee maga...
19/09/2022

Macmiil waxaan kuu haynaa gurigan oo iib ah
Waxa uu ka koobanyahay 5 qol iyo barkad waxa uu kuyaal xaafadda 12aad ee magaalada jigjiga

Waxad naga heli kartaan
+251915408263

19/09/2022

Iib iyo Ammaano waxaad ka heli kartaan dhul iib ah iyo guryo iib ah sidokale gadiidka yaryat sida bajaajta oo iib ah
La soco Iib iyo Ammaano oo ka dhigo saxiibka kugu dhaw

Waxay iib iyo Ammaano idiin haysaa guri iib ahWaxa uu ka koobanyahay 8qol 5 waa isku dad ama gambis 3 waa sarfays waxa k...
16/09/2022

Waxay iib iyo Ammaano idiin haysaa guri iib ah
Waxa uu ka koobanyahay 8qol 5 waa isku dad ama gambis 3 waa sarfays waxa kaloo uu leyahay barkad iyo dhul weyn guriga imika ayaa la dhameeyay waxa uu ku yaal xaafadda 9aad ee magalada jigjiga

Nagala soo xidhiidh

0915452627

Address

Qumaadaha
Jijiga
1122

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iib iyo Ammaano posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share