04/05/2020
Xog dheeraad oo lahilay
Ayaaa waxaan soo ogaanay in mashruucii
Buundada baandheer. Miisaaniyada loola tilagalay aay gaareysay 276 milyon wakhti xaadirkaana laga haaya 30milyan. Taasi ooy
Lunsadeen hurjooga yaasha Gobalka liibaan
Iyo dhamaan xulufada lashaqeysa. Illaa heer deegaan taasina waa kheyr mas uulnima
Hadaba yaa umaqan Gobalka liiban iyo qabalayaasha hantidooda lalunsaday. Sidaa aawgeed cidii ay khuseysa. Waxaan kacodsaneynaa inaaay wax kaqabtaa
Sorry !!!!!!!!