15/08/2025
FURSAD SHAQO
Bangiga Shabelle waxa uu fursad shaqo u hayaa shaqsiyaadka leh xirfad iyo karti ku habboon booska hoos ku xusan.
Booska Shaqada: Senior HR Recruitment Officer-Internal/External
Tirada loo baahan yahay: 1Qof
Goobta Shaqada:Jigjiga Head Office
Taariikhda ugu dambeysa ee codsiga: August 19th 2025
Haddii aad xiisaynayso booskan, islamarkaana aad buuxinayso shuruudaha laga rabo, fadlan codsigaaga kusoo gudbi linkiga hoose https://ethiojobs.net/job/qOQSOnO2Th-senior-hr-recruitment-officer-internalexternal