Khadar cabdikariin

Call Website Contact the business

Khadar cabdikariin Fadlan ku soo Dhawoow pageka K_Ck_N
please share or like And subscribe

28/09/2021

8

Send a message to learn more

18/12/2020
Tuugo ayaa bangi weerartay, mid ka mid ah tuugadii ayaa qayliyay asagoo dadka la hadlaayo wuxuuna yiriHantida dowlada ay...
06/05/2020

Tuugo ayaa bangi weerartay, mid ka mid ah tuugadii ayaa qayliyay asagoo dadka la hadlaayo wuxuuna yiri

Hantida dowlada ayaa iska leh, naftiina idinkaa iska leh isku daya naftiina inaad bad baadsataan

Dadkii oo dhan dhulka ayey wadaa seexdeen

Taas waxaa la yiraahda inaad badali kartid habka ay dadka u fikiraan.

Qof haweeney ah ayaa si qaldan u jiifatay oo lugaha kala taagysay, tuug ayaa meesha soo maray wuxuuna yiri( fadlan ree magaal iska dhig meeshan kufsi maaha ee bangi ayaa la dhacaya si wanaagsan u jiifso)

Taasna waxaa la yiraahdaa shaqadada bes inaad muhimada kowaad siisid waxyaabo kalena aadan firin.

Tuugadii markii lacagta ay qaateen ayaa tuug yar oo shaqada ku cusbaa wuxuu u yimid tuugii waynaa asagoo dhahayo lacagta aan tirino

Tuugii waynaa oo 15 sano shaqadan ka shaqaynayay wuxuu yiri ha is daalinin warbixinta oo dhan waxaan ka ogaan donaa warka TVga laga sheegi doono

Taasna waxaa la yiraahda qibrad, ayadana ka muhiimsan shahaadooyinka

Maamulihii bangiga joogay wuxu wacay kii ka sareeyay wuxuna yiri bangiga wala dhacay ee booliska ma usheegnaa, maamulihi waynaa wuxuu yiri maya 10malyan noo qaad ku dar 70 malyan oo horay noogu maqneed ku dar inta la xaday intaas booliska usheeg in bangiga laga dhacay

Taasna waxaa la yiraahdaa inaad la daaban kartid mowjad/hirka dhanka uu usocdo

Maamuluhii hoose wuxuu yiri waxaa fiicnaan lahayd bishii mar bangiga hadii la dhici lahaa

Taasna waxaa la yiraahda caajiska oo la iska baabiy,o dantaada gaarka ahna ay kaala wanaagsanaato shaqadaada

Habeenkii markii la gaaray TVga waxaa laga sheegay 100 malyan in bangiga laga dhacay

Tuugadii waxay bilaabeen inay tiriyaan lacagtooda mise waa 20 malyan kaliya waxay soo dhaceen markaasay xanaaqeen waxayna yiraahdeen intaan tuugo noqon lahayn oo nafteena halis galin lahayn waxa noo fiicneed inaan wax barano sababto ah 80 malayan ayay qaateen maamulayashi aygoo shaar cad

Taasna waxa la yiraahdaa aqoonta waxay la qiimo tahay dahabka

Maamulaha bangiga aad ayuu u farxsana sababto ah qasairihiisa dhan wala kabay, oo dowlada kabtay

Taasna waxa la yiraahda fursada inaad ka faidaystid oo khatar aad is galin kartid mararka qaar

Tuugada runta ah waa madaxda ay usareyan madaxwaynaha ,wasiirada, iyo maamulayaasha iyo kuwa kale o badan ,laakiin waa tuugo shahaado wato qof aqli leh ayaa fahmi kara .

Way israacday kanaxow nafta waaaLama huraaan weeyaan midnimada ummada soomaaliyeed !!!Haddaba mize kun ayaa ku faraxsan ...
11/02/2020

Way israacday kanaxow nafta waaa
Lama huraaan weeyaan midnimada ummada soomaaliyeed !!!
Haddaba mize kun ayaa ku faraxsan midnimada qaran.

Uuuu
20/12/2019

Uuuu

Address

Fafan
Addis Ababa
JIJIGA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadar cabdikariin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Khadar cabdikariin:

Shortcuts

Share