LIIBAN ZONE E-BIRR KAAFI

LIIBAN ZONE E-BIRR KAAFI E-Birr is a telecom value-added and Mobile financial service provider established in 2016.

E-Birr is using the safarifone mobile financial services technology (MFS) and customized it in a way to fit the Ethiopian market.

Wac oo Isku diwaangeli 1)  *602 # Wac Kadib Raac Tilmaamaha 2)  Magacaaga oo dhameeystiran gali 3)  Geli lambarka tixraa...
23/06/2025

Wac oo Isku diwaangeli

1) *602 # Wac Kadib Raac Tilmaamaha
2) Magacaaga oo dhameeystiran gali
3) Geli lambarka tixraaca (300036)
4) Geli 4-nambar sireed.
5) Dib u geli 4-ti nambar sireed oo ad horay ugalisay.

“Macmiil waad ku mahadsan tahay isdiwaangelinta adeegga E-BIRR KAAFI”

LACAG-BIXIN DEGDEG AH OO SUGAN 💯

-Birr Kaafi Wallet, Waa fududeeyaha adeegyadaada maaliyadeed, sida lacag diris degdeg ah iyo bixinta qarashaadka nooc wa...
23/06/2025

-Birr Kaafi Wallet, Waa fududeeyaha adeegyadaada maaliyadeed, sida lacag diris degdeg ah iyo bixinta qarashaadka nooc walba.

KU DIR HABKA FUDUD ER LACAG DIRISTA.
Garac: *681*Number*Amount #

LACAG-BIXIN DEGDEG AH OO SUGAN...💯

23/06/2025

LA SOO DEG APP-KA, EBIRR

LACAG-BIXIN DEGDEG AH OO SUGAN…💯

Macmiil ma ogatahay in aad  Ku isticmaali karto App-Ka EBIRR Khidmad la’aanLA SOO DEG E-BIRR APP-KA,LACAG-BIXIN DEGDEG A...
03/04/2025

Macmiil ma ogatahay in aad
Ku isticmaali karto App-Ka EBIRR Khidmad la’aan

LA SOO DEG E-BIRR APP-KA,

LACAG-BIXIN DEGDEG AH OO SUGAN…💯

Waxaan gaadhnay 1 million downloads, 🥳🥳 ma ka mid tahay milyankaas macmiil. Si aad uga mid noqoto Milyan-ka  xiga La soo...
03/04/2025

Waxaan gaadhnay 1 million downloads, 🥳🥳 ma ka mid tahay milyankaas macmiil.
Si aad uga mid noqoto Milyan-ka xiga La soo deg app-ka EBIRR oo ku isticmaal free

LA SOO DEG E-BIRR APP-KA,

LACAG-BIXIN DEGDEG AH OO SUGAN…💯

WARGALIN Macaamiisha sharafta badan waxaan idinka wargalinayaa wararka sheega in EBIRR KAAFI  la xidhayo ay yihiin warar...
29/10/2024

WARGALIN
Macaamiisha sharafta badan waxaan idinka wargalinayaa wararka sheega in EBIRR KAAFI la xidhayo ay yihiin warar been abuur oo lagu dacaayadayno shirkada.
Sidaa darteed adeegu wuu socda wax ciladana ma jiraan Macaamiisha way isticmaali karaan akoonada.

Waad Mahadsanthiin

Ka dhigo safarkaaga mid sahlan adigoo ku bixinaya lacag-bixintada ticket-ka E-birr Kaafi.La soo deg E-Birr App-ka 👇http:...
30/08/2024

Ka dhigo safarkaaga mid sahlan adigoo ku bixinaya lacag-bixintada ticket-ka E-birr Kaafi.

La soo deg E-Birr App-ka 👇
http://onelink.to/fwbb3

LACAG-BIXIN DEGDEG AH OO SUGAN,💯
.

Fadlan nagala soo xiriir qaybta Xarunta wicitaanka 9119 , waxa kuugu diyaar ah hawl-wadeeno heegan u ah xili walba in ay...
28/08/2024

Fadlan nagala soo xiriir qaybta Xarunta wicitaanka 9119 , waxa kuugu diyaar ah hawl-wadeeno heegan u ah xili walba in ay kuu adeegaan

LACAG-BIXIN DEGDEG AH OO SUGAN,

Kaga shubo E-birr Kaafi internet aan xadidneyn iyo xirmo Ku hadal ah, Maalinle, toddobaadle, bille iyo sanadle 📱Isku dii...
24/08/2024

Kaga shubo E-birr Kaafi internet aan xadidneyn iyo xirmo Ku hadal ah, Maalinle, toddobaadle, bille iyo sanadle 📱

Isku diiwangeli *602 #
LA SOO DEG E-BIRR APP 👇
http://onelink.to/fwbb3k 👈

LACAG-BIXIN DEGDEG AH OO SUGAN 💯

“Xogtaada maaliyadeed waa hantidaada ee marwaliba ku xirnow Application-ka E-birr kalana soco dhaqdhaqaaqaada maaliyadee...
19/08/2024

“Xogtaada maaliyadeed waa hantidaada ee marwaliba ku xirnow Application-ka E-birr kalana soco dhaqdhaqaaqaada maaliyadeed”

Si aad u soo dejiso E-birr App 👇
App Store ama playstore 👇👇
http://onelink.to/fwbb3k 👈

LACAG-BIXIN DEGDEG AH OO SUGAN 💯

Address

Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LIIBAN ZONE E-BIRR KAAFI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share